Cali Jeyte oo la dalacsiiyay xilli ay xiisadda Hiiraan kasii dareyso
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Cali Jeyte Cismaan ayaa la dalacsiiyay darajada Sarreeye Guuto Dowladda Federaalka Soomaaliya xilli ay sii kordhayaan xiisadaha siyaasadeed iyo amni ee ka jira Beledweyne, gobolka Hiiraan.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Dalacsiinta Jeyta ayaa imaneysa xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka jira magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
- Sidoo kale darajooyin ciidan oo kala duwan ayaa la sheegay in la siiyay saraakiil iyo askar ka soo jeeda gobolka Hiiraan, iyadoo Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo Guddoomiyaha gobolka Hiiraan la gaarsiiyay darajada Gaashaanle Sare.
- Illaa 87 sarkaal iyo askari oo kasoo jeeda Hiiraan ayaa la sheegay in loo sameeyay dallacsiinta, taas oo qayb ka ah tallaabooyinka cusub ee dowladda dhexe u qaadday xiisadda gobolka.
- Cali Jeyte ayaa maalmihii lasoo dhaafay gaaray Beledweyne, isagoo muujiyay saluugiisa go’aanka Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan iyo mas’uuliyiinta taageersan.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda qaadi doonto si loo xalliyo xiisadaha Hiiraan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Cali Jeyte Cismaan ayaa la dalacsiiyay darajada Sarreeye Guuto Dowladda Federaalka Soomaaliya.
- Dalacsiinta Jeyta ayaa imaneysa xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka jira magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
- Illaa 87 sarkaal iyo askari oo kasoo jeeda Hiiraan ayaa la sheegay in loo sameeyay dallacsiinta.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Beledweyne (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Cali Jeyte Cismaan oo hore u ahaa hoggaamiyihii Macawiisleyda gobolka Hiiraan u dalacsiisay darajada Sarreeye Guuto.
Dalacsiinta Jeyta ayaa imaneysa xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka jira magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Sidoo kale darajooyin ciidan oo kala duwan ayaa la sheegay in la siiyay saraakiil iyo askar ka soo jeeda gobolka Hiiraan, iyadoo Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo Guddoomiyaha gobolka Hiiraan la gaarsiiyay darajada Gaashaanle Sare.
Illaa 87 sarkaal iyo askari oo kasoo jeeda Hiiraan ayaa la sheegay in loo sameeyay dallacsiinta, taas oo qayb ka ah tallaabooyinka cusub ee dowladda dhexe u qaadday xiisadda gobolka.
Cali Jeyte ayaa maalmihii lasoo dhaafay gaaray Beledweyne, isagoo muujiyay saluugiisa go’aanka Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan iyo mas’uuliyiinta taageersan. Jeyte ayaa haatan si cad u taageeray maamulka HirShabeelle iyo Madaxweyne ku-xigeenkiisa, Cabdulfataax Xasan Afrax.
Si kastaba, dallacsiinta Cali Jeyte iyo saraakiisha kale ayaa qeyb ka ah dadaallo lagu yareynayo xiisadda ka taagan gobolka, iyadoo Villa Soomaaliya ay wajahayso baaqyo iyo cadaadisyo la xiriira xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Beledweyne.
Xiisadda ka taagan Hiiraan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo ay sii kala fogaadeen mowqifyada dhinacyada ku loollamaya hoggaanka iyo mustaqbalka siyaasadeed ee gobolka, taas oo xaaladda Beledweyne ka dhigtay mid si dhow isha loogu hayo.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Cali Jeyte Cismaan ayaa la dalacsiiyay darajada Sarreeye Guuto Dowladda Federaalka Soomaaliya xilli ay sii kordhayaan xiisadaha siyaasadeed iyo amni ee ka jira Beledweyne, gobolka Hiiraan.
Qodobada muhiimka ah
- Cali Jeyte Cismaan ayaa la dalacsiiyay darajada Sarreeye Guuto Dowladda Federaalka Soomaaliya.
- Dalacsiinta Jeyta ayaa imaneysa xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka jira magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
- Illaa 87 sarkaal iyo askari oo kasoo jeeda Hiiraan ayaa la sheegay in loo sameeyay dallacsiinta.
- Jeyte ayaa haatan si cad u taageeray maamulka HirShabeelle iyo Madaxweyne ku-xigeenkiisa, Cabdulfataax Xasan Afrax.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan faahfaahinta dallacsiinta.
- Ma jiraan jawaabo ka yimid dhinacyada kale ee siyaasadda ama shaqsiyaadka ku saabsan dallacsiinta.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanada dowladda iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Dallacsiinta Cali Jeyte waxay muujinaysaa dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee socda xilli xiisad gobolka ka jirto.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda qaadi doonto si loo xalliyo xiisadaha Hiiraan?
- Sidee bay dallacsiinta Cali Jeyte u saameyn doontaa muuqaalka siyaasadeed ee gobolka?
- Maxay yihiin jawaabaha hogaamiyeyaasha kale ee siyaasadda Hiiraan ku saabsan dallacsiintan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · hiiraan · xilli · jeyte
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada