Ciidamada Mareykanka oo iskaga baxay saldhigga Balidoogle
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiCiidamada Militeriga Mareykanka ayaa isaga baxay saldhigga diyaaradaha ee Balidoogle ee gobolka Shabeellaha Hoose kadib in ka badan 14 sano oo ay saldhigga u adeegsanayeen hawlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Bixitaanka ayaa dhacay dhammaadkii bishii October, iyadoo ciidamada Mareykanka ee saldhigga ku sugnaa loo raray goobo kale oo ka tirsan Soomaaliya, sida ay saraakiil Mareykan ah u xaqiijiyeen wargeyska Task & Purpose oo wax ka qora arrimaha militeriga.
- Sida ay saraakiishu sheegeen, waxaa haatan saldhigga ku haray tiro kooban oo askar Mareykan ah, kuwaas oo qaabilsan bixinta tababarrada ciidamada, iyadoo ciidamadii ugu dambeeyay ay ka baxeen saldhigga dhammaadkii bishii hore.
- Balidoogle ayaa muddo dheer kamid ahaa goobaha ay ciidamada Mareykanka u adeegsadaan taageerada hawlgallada militeri ee ka dhanka ah Al-Shabaab, waxaana bixitaankooda uu qeyb ka yahay isbeddelka lagu sameynayo halka ay ciidamada Mareykanka ka howlgalaan gudaha Soomaaliya.
- Dhanka kale, tallaabadan ayaa kusoo beegmaysa xilli ciidamada xoogga dalka ay kordhiyeen dhaq-dhaqaaqyada militeri ee ka socda gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo doonaya inay si weyn ula wareegaan mas’uuliyadda amniga.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Goobaha gaarka ah ee Soomaaliya ee ciidamada Mareykanka loo raray maxay yihiin?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Bixitaanka ayaa dhacay dhammaadkii bishii October, iyadoo ciidamada Mareykanka ee saldhigga ku sugnaa loo raray goobo kale oo ka tirsan Soomaaliya.
- Waxaa haatan saldhigga ku haray tiro kooban oo askar Mareykan ah, kuwaas oo qaabilsan bixinta tababarrada ciidamada.
- Bixitaankooda uu qeyb ka yahay isbeddelka lagu sameynayo halka ay ciidamada Mareykanka ka howlgalaan gudaha Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Militeriga Mareykanka ayaa isaga baxay saldhigga diyaaradaha ee Balidoogle ee gobolka Shabeellaha Hoose kadib in ka badan 14 sano oo ay saldhigga u adeegsanayeen hawlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.
Bixitaanka ayaa dhacay dhammaadkii bishii October, iyadoo ciidamada Mareykanka ee saldhigga ku sugnaa loo raray goobo kale oo ka tirsan Soomaaliya, sida ay saraakiil Mareykan ah u xaqiijiyeen wargeyska Task & Purpose oo wax ka qora arrimaha militeriga.
Sida ay saraakiishu sheegeen, waxaa haatan saldhigga ku haray tiro kooban oo askar Mareykan ah, kuwaas oo qaabilsan bixinta tababarrada ciidamada, iyadoo ciidamadii ugu dambeeyay ay ka baxeen saldhigga dhammaadkii bishii hore.
Balidoogle ayaa muddo dheer kamid ahaa goobaha ay ciidamada Mareykanka u adeegsadaan taageerada hawlgallada militeri ee ka dhanka ah Al-Shabaab, waxaana bixitaankooda uu qeyb ka yahay isbeddelka lagu sameynayo halka ay ciidamada Mareykanka ka howlgalaan gudaha Soomaaliya.
Dhanka kale, tallaabadan ayaa kusoo beegmaysa xilli ciidamada xoogga dalka ay kordhiyeen dhaq-dhaqaaqyada militeri ee ka socda gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo doonaya inay si weyn ula wareegaan mas’uuliyadda amniga.
Saraakiisha Mareykanka ayaa tilmaamay in ciidamada laga saaray Balidoogle loo raray goobo kale oo Soomaaliya ku yaalla, taas oo muujinaysa in bixitaanka saldhiggan uusan ka dhignayn in Mareykanku gebi ahaanba soo afjaray joogitaankiisa militeri ee dalka.
Si kastaba, ciidamada Mareykanka ayaa weli ku sugan Soomaaliya, inkastoo ay ka baxeen saldhigga Baledoogle, waxaana ciidamadooda hadda ka hawl-galayaan goobo kale oo muhiim ah oo dalka ka tirsan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ciidamada Militeriga Mareykanka ayaa isaga baxay saldhigga diyaaradaha ee Balidoogle ee gobolka Shabeellaha Hoose kadib in ka badan 14 sano oo ay saldhigga u adeegsanayeen hawlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab. Bixitaanka ayaa dhacay dhammaadkii bishii October, iyadoo ciidamada Mareykanka ee saldhigga ku sugnaa loo raray goobo kale oo ka tirsan Soomaaliya.
Qodobada muhiimka ah
- Ciidamada Militeriga Mareykanka ayaa isaga baxay saldhigga diyaaradaha ee Balidoogle ee gobolka Shabeellaha Hoose kadib in ka badan 14 sano oo ay saldhigga u adeegsanayeen hawlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.
- Bixitaanka ayaa dhacay dhammaadkii bishii October, iyadoo ciidamada Mareykanka ee saldhigga ku sugnaa loo raray goobo kale oo ka tirsan Soomaaliya.
- Waxaa haatan saldhigga ku haray tiro kooban oo askar Mareykan ah, kuwaas oo qaabilsan bixinta tababarrada ciidamada.
- Bixitaankooda uu qeyb ka yahay isbeddelka lagu sameynayo halka ay ciidamada Mareykanka ka howlgalaan gudaha Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid ciidamada Mareykanka oo ku saabsan cawaaqibka bixitaankooda.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan goobaha gaarka ah ee ciidamada loo raray.
Gunaanadka akhristaha
Ciidamada Militeriga Mareykanka ayaa isaga baxay Balidoogle laakiin waxay weli ka hawl-galayaan goobo kale oo Soomaaliya ka tirsan.
Waxa weli aan caddayn
- Goobaha gaarka ah ee Soomaaliya ee ciidamada Mareykanka loo raray maxay yihiin?
- Sidee ayuu bixitaankani u saameyn doonaa hawlgallada militeri ee ka dhanka ah Al-Shabaab?
- Maxay tahay istaraatiijiyadda hawlgalka ee ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya mustaqbalka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · mareykanka · ciidamada