Daawo: Caqabad wayn oo soo wajahday Baaramaanka Soomaaliya
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaya caqabado weyn oo la xiriira kooram la’aan joogto ah, taasoo keentay in kulamadii la baaqdo.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Caqabadda soo korortay ayaa a xiriirta kooram la’aan joogto noqotay muddooyinkii ugu dambeeyay, taas oo keentay inay baaqdaan kulamadii labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.
- Kulankii ugu dambeeyay ee maanta yeelan lahaayeen Golaha Shacabka ayaa u baaqday kooram la’aan, iyada oo saacad dheeri ah waqtiga lagu daray, kadibna waa lasoo xiray kulankii, sida ay sheegtay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar.
- Sidoo kale, waxay ugu baaqday xildhibaanada ka maqan fadhiyada Golaha in ay soo xaadiraan oo ay gutaan waajibaadkooda shaqo iyo kan dastuuriga ah.
- “Sida ay howlwadeennadu soo gudbiyeen maanta ma dhama koorama marka waxaan codsaneynaa in xildhibaannadu ay soo dadaalaan, maantana sidaas ayuu noogu xiran yahay fadhiga,” ayay tiri Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xasilooni darro siyaasadeed oo ka jirta Soomaaliya, taasoo saameyn ku yeelan karta maamulka iyo xiriirka caalamiga ah.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda Soomaaliya ka qaadi doonto faragelinta shisheeye?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaya caqabadda weyn ee la xiriirta kooram la’aan joogto ah.
- Kulankii ugu dambeeyay ee Golaha Shacabka ayaa u baaqday kooram la’aan.
- Senator Iftin Xasan Baasto ayaa ku eedeeyay Imaaraadka Carabta inuu faragelin ku hayo shaqada guud ee Golahaas.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Onine) – Iyadoo dalka uu ku jiro marxalad xasaasi ah oo kala guur ah ayaa waxaa haddane caqabad way soo wajahday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, taas oo saameyn xooggan ku yeelatay shaqooyinkii labada Gole.
Caqabadda soo korortay ayaa a xiriirta kooram la’aan joogto noqotay muddooyinkii ugu dambeeyay, taas oo keentay inay baaqdaan kulamadii labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Kulankii ugu dambeeyay ee maanta yeelan lahaayeen Golaha Shacabka ayaa u baaqday kooram la’aan, iyada oo saacad dheeri ah waqtiga lagu daray, kadibna waa lasoo xiray kulankii, sida ay sheegtay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar.
Sidoo kale, waxay ugu baaqday xildhibaanada ka maqan fadhiyada Golaha in ay soo xaadiraan oo ay gutaan waajibaadkooda shaqo iyo kan dastuuriga ah.
“Sida ay howlwadeennadu soo gudbiyeen maanta ma dhama koorama marka waxaan codsaneynaa in xildhibaannadu ay soo dadaalaan, maantana sidaas ayuu noogu xiran yahay fadhiga,” ayay tiri Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka.
Dhinca kale, Aqal Sare ayaa isna wajahaya xaalad tan lamid ah, iyadoo kooram la’aan ay u baaqday saddexdii kulan ee ugu dambeeyay golaha, sida uu shaaciyay guddoonka. Kulankii Khamiista ayaa waxaa kaliya soo xaadiray 23 Mudane oo kaliya, iyadoo guddoonka oo ka carooday arrintaas.
Mid kamid ah Senatorrada Aqalka Sare oo lagu magacaabo Iftin Xasan Baasto ayaa sheegay in uu saameyn ku yeeshay Imaaraadka Carabta, isaga oo ku eedeeyay inuu faragelin ku hayo shaqada guud ee Golahaas, sida uu hadalka u dhigay.
Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in maalmaha soo socda ay kala caddaan doonaan dadka u shaqeeya shisheeyaha iyo kuwa u adeegaya danaha shacabka Soomaaliyeed.
“Sida aan dareemeyno waa lagu dhex shaqeysanayaa gacan Imaaraad inay ku dhex jirto kama marno waxaan rajeynayaa in la kala bixi doono, waxaana loo kala baxayaa dad shisheeye u shaqeeya iyo dad shacabka u adeega,” ayuu yiri Senator Iftin Baasto
Waxaa kale oo uu kusii daray “Shaki kuma jiro in gacmo shisheeye ay shaqo wadaan waxaan shacabka Soomaaliyeed u ballan-qaadi doonaa inaan gacmaha shisheeye tallaabo sharci ah laga qaadi doono”.
Hadalkan ayaa kusoo aadaya, iyadoo xiisadda labada dal ay gaartay heerkii ugu xumaa, kadib markii ay Dowladda Soomaaliya dalka ka cayriso safiirkii Imaaraadka Carabta, una yeerto danjiraheeda, si ay wadatashi ugula yeelato xaaladaha soo kordhay.
Go’aankaas ayaa ka mid ahaa qaraar ay Khamiistii si buuxda u ansixiyeen Golaha Wasiirrada, kaas oo la xiriira khilaafka sii xoogeysanaya ee labada dal, kadib markii Dowladda Federaalka ay Imaaraadka Carabta ku eedeysay inuu faro-gelin toos ah ku hayo arrimaha gudaha Soomaaliya, isla markaana uu kala qaybinayo dalka
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaya caqabado weyn oo la xiriira kooram la’aan joogto ah, taasoo keentay in kulamadii la baaqdo. Senator Iftin Xasan Baasto ayaa ku eedeeyay Imaaraadka Carabta inuu faragelin ku hayo arrimaha baarlamaanka.
Qodobada muhiimka ah
- Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaya caqabadda weyn ee la xiriirta kooram la’aan joogto ah.
- Kulankii ugu dambeeyay ee Golaha Shacabka ayaa u baaqday kooram la’aan.
- Senator Iftin Xasan Baasto ayaa ku eedeeyay Imaaraadka Carabta inuu faragelin ku hayo shaqada guud ee Golahaas.
- Dowladda Soomaaliya ayaa dalka ka cayriso safiirkii Imaaraadka Carabta, iyadoo xiisadda labada dal ay gaartay heerkii ugu xumaa.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid Imaaraadka Carabta oo ku saabsan eedeymaha.
- Faahfaahinta ku saabsan saameynta faragelinta Imaaraadka Carabta ma cadda.
Gunaanadka akhristaha
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la tacaalaya dhibaatooyin kooram la’aan ah, taasoo keentay walaac ku saabsan shaqadiisa iyo saameynta shisheeye.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda Soomaaliya ka qaadi doonto faragelinta shisheeye?
- Sidee ayey kooram la’aantu u saameyn doontaa howlaha sharci-dejinta ee todobaadyada soo socda?
- Maxay yihiin cawaaqibka eedeymaha faragelinta Imaaraadka Carabta ee xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xasilooni darro siyaasadeed oo ka jirta Soomaaliya, taasoo saameyn ku yeelan karta maamulka iyo xiriirka caalamiga ah.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · soo · wajahday · caqabad