Golaha Wasiirrada oo go’aanno ka soo saaray weerarrada qaawan ee Imaaraatka ku hayo Soomaaliya
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dooday oo go’aanno ka soo saaray weerarrada qaawan ee dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ku hayso qaranimada, madax-bannaanida iyo amniga Soomaaliya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Shirka Golaha Wasiirrada, oo uu shir-guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah lagaga dhageystay warbixin la xiriirta heerka uu gaarsiisan yahay weerarka iyo faragelinta Imaaraatka.
- Kulanka ayaa looga dooday weerarka ay dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ku hayso Soomaaliya, waxaana la faray Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah in ay wadatashi ugu yeerto Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Imaaraatka Carabta, isla markaana Safiirka Imaaraatka ee Soomaaliya lagu wargeliyo inuu dalkiisa dib ugu laabto muddo 72 saacadood ah.
- Golaha ayaa warbixin ka dhageystay Tiirka Arrimaha Bulshada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, taas oo ku saabsan xaaladda waxbarashada xirfadaha iyo farsamada shaqo.
- Waxaa sidoo kale Golaha hor yimid Mudane Xasan Maxamed Guutaale, oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo tan iyo 1991-kii ilaalinayay, kuna guuleystay inuu xafido dhismaha iskuulkaas oo loo yaqaanay Xero Jarmal.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraatka, taasoo saameyn ku yeelan karta xiriirka diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin falalka gaarka ah ee Imaaraatka ee sababay jawaabtan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Golaha ayaa faray Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah in ay wadatashi ugu yeerto Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Imaaraatka Carabta, isla markaana Safiirka Imaaraatka ee Soomaaliya lagu wargeliyo
- Waxaa sidoo kale Wasaaradaha Amniga Gudaha, Gaashaandhigga iyo Warfaafinta ay soo bandhigeen warbixinno ku saabsan xaaladaha amniga dalka, howl-gallada ciidanka iyo arrimaha bulshada.
- Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa muwaadinkan ku tilmaamay halyeey Soomaaliyeed oo mudan in la xuso, wuxuuna ku bogaadiyay shaqada waddaninimo ee uu dalka iyo dadka u qabtay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa si weyn uga dooday, go’aannana ka soo saaray weerarka qaawan ee dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ay ku hayso qaranimada, madax-bannaanida iyo amniga Soomaaliya.
Shirka Golaha Wasiirrada, oo uu shir-guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah lagaga dhageystay warbixin la xiriirta heerka uu gaarsiisan yahay weerarka iyo faragelinta Imaaraatka. Waxaa sidoo kale Wasaaradaha Amniga Gudaha, Gaashaandhigga iyo Warfaafinta ay soo bandhigeen warbixinno ku saabsan xaaladaha amniga dalka, howl-gallada ciidanka iyo arrimaha bulshada.
Kulanka ayaa looga dooday weerarka ay dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ku hayso Soomaaliya, waxaana la faray Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah in ay wadatashi ugu yeerto Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Imaaraatka Carabta, isla markaana Safiirka Imaaraatka ee Soomaaliya lagu wargeliyo inuu dalkiisa dib ugu laabto muddo 72 saacadood ah.
Golaha ayaa warbixin ka dhageystay Tiirka Arrimaha Bulshada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, taas oo ku saabsan xaaladda waxbarashada xirfadaha iyo farsamada shaqo. Golaha ayaa loo soo bandhigay warbixin maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan Mac-hadka Farsamada ee ugu weyn dalka, kaas oo ay dhigtaan arday gaaraysa 670 qof.
Waxaa sidoo kale Golaha hor yimid Mudane Xasan Maxamed Guutaale, oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo tan iyo 1991-kii ilaalinayay, kuna guuleystay inuu xafido dhismaha iskuulkaas oo loo yaqaanay Xero Jarmal. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa muwaadinkan ku tilmaamay halyeey Soomaaliyeed oo mudan in la xuso, wuxuuna ku bogaadiyay shaqada waddaninimo ee uu dalka iyo dadka u qabtay.
Ugu dambayntii, Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa Golaha u soo bandhigtay warbixin la xiriirta hirgelinta hannaanka waxbaridda dadka maqalka la’, waxaana wasiirrada loo shiday muuqaal ka hadlaya habka iyo luuqadda suul-dhabbaalaha.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xusay in ay waajib dastuuri iyo mid diimeedba tahay daryeelka iyo waxbaridda dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dooday oo go’aanno ka soo saaray weerarrada qaawan ee dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ku hayso qaranimada, madax-bannaanida iyo amniga Soomaaliya.
Qodobada muhiimka ah
- Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dooday oo go’aanno ka soo saaray weerarrada qaawan ee dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ku hayso qaranimada, madax-bannaanida iyo amniga Soomaaliya.
- Golaha ayaa faray Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah in ay wadatashi ugu yeerto Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Imaaraatka Carabta, isla markaana Safiirka Imaaraatka ee Soomaaliya lagu wargeliyo
- Waxaa sidoo kale Wasaaradaha Amniga Gudaha, Gaashaandhigga iyo Warfaafinta ay soo bandhigeen warbixinno ku saabsan xaaladaha amniga dalka, howl-gallada ciidanka iyo arrimaha bulshada.
- Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa muwaadinkan ku tilmaamay halyeey Soomaaliyeed oo mudan in la xuso, wuxuuna ku bogaadiyay shaqada waddaninimo ee uu dalka iyo dadka u qabtay.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid Imaaraatka Carabta ama dhinacyada kale ee ku lugta leh.
- Faahfaahinta ku saabsan nooca gaarka ah ee falalka Imaaraatka ma cadda.
Gunaanadka akhristaha
Dowladda Soomaaliya waxay qaadaysaa tallaabo adag oo ka dhan ah khataraha loo arko inay khatar ku yihiin qaranimadeeda oo ka imaanaya Imaaraatka Carabta.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin falalka gaarka ah ee Imaaraatka ee sababay jawaabtan?
- Sidee ayey dowladda Soomaaliya u fulin doontaa amarka 72-saac?
- Maxay yihiin saameynta go’aankan ee xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraatka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraatka, taasoo saameyn ku yeelan karta xiriirka diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · golaha · wasiirrada · soomaaliya
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada