Daawo: Ra’iisul wasaare Xamza oo jawaab kulul siiyay Sheekh Shariif
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo xalay ka hadlay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa u jawaabay Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dhawaan sheegay in Checkpoint-yada Muqdisho lagu qaado lacago baad ah. Shariif ayaa shaaca ka qaaday in saraakiisha xukuma baraha koontarool ay lacago qaadaan, […] The

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo xalay ka hadlay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa u jawaabay Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dhawaan sheegay in Checkpoint-yada Muqdisho lagu qaado lacago baad ah.
Shariif ayaa shaaca ka qaaday in saraakiisha xukuma baraha koontarool ay lacago qaadaan, kadibna loo geeyo madaxda sare ee dalka.
“Dadka xukuma Checkpoint-yada bal wareysta dhaqaalaha ay ka sameeyaan madaxda dhaqaale ayaa loo geeyaa iyaguna dhaqaale ayay ka sameeyaan,” ayuu yiri Shariif oo ka hadlayay arrimaha ciidamada iyo baraha koontarool.
Intaas kadib waxaa jawaab bixiya Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo wax laga xumaado ku tilmaamay in isbaariistayaal lagu tilmaamo ciidamada sugayo amniga, isla markaana naftooda u huraya dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan