Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
{DAAWO SAWIRADA} Dowladda Soomaaliya oo ciidamo Cusub ku tababareyso Gobolka Bakool.
Jimco 28 Aug 2026 {HMC} Ciidamo katirsan Xoogga Dalka ayaa Tababar ku qaadanaya Xero ciidan oo ku taalla Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ee Maamulka Koofur Galbeed, ciidankaan ayaa lagu wadaa in marka loosoo xiro tababarkooda ay ku biiraan howlgallada ka socda deegaannada Maamulkaas.Choosing Stargazing Telescopes Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa booqday Xeradaan iyaga […] The p
Waxa muhiimka ah
- {DAAWO SAWIRADA} Dowladda Soomaaliya oo ciidamo Cusub ku tababareyso Gobolka Bakool.
- Jimco 28 Aug 2026 {HMC} Ciidamo katirsan Xoogga Dalka ayaa Tababar ku qaadanaya Xero ciidan oo ku taalla Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ee Maamulka Koofur Galbeed, ciidankaan ayaa lagu wadaa in marka loosoo xiro tababarkooda ay ku biiraan howlgallada ka socda deegaannada Maamulkaas.Choosing Stargazing Telescopes Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa booqday Xeradaan iyaga […] The p
- Waxaa qoray Hiiraanweyn

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Jimco 28 Aug 2026 {HMC} Ciidamo katirsan Xoogga Dalka ayaa Tababar ku qaadanaya Xero ciidan oo ku taalla Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ee Maamulka Koofur Galbeed, ciidankaan ayaa lagu wadaa in marka loosoo xiro tababarkooda ay ku biiraan howlgallada ka socda deegaannada Maamulkaas.Choosing Stargazing Telescopes
Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa booqday Xeradaan iyaga oo kormeeray goobaha ay ku tababaraan & Qalabka ciidan ee lagu tababarayo, waxaana ay warbixinno ka dhagaysteen Macallimiinta ciidamadaas tababarka siinaya.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diyaarinaysa Ciidamada Xoogga Dalka, ujeedka waa in ciidamadaas ay isu diyaariyaan mas’uuliyadda la wareegista Amniga Dalka maadaama Midowga Afrika uu dhowaan sheegay in uu gacanta u galiyo mas’uuliyaddaas Amni.Exploring African Heritage
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bishaan tababar ugu soo celiyay ciidamo lagu tababaray deegaanka Xananbuure Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.