Topic
Warkasta is tracking gobolka across 19 reports from 7 sources. Recent coverage touches diplomacy, security, and baay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa mar kale qaaday tallaabo la xiriirta qorshaha dib u dajinta qoysaska ay guryahoodu saameeyeen waddo furista Obasiibooyinka ku yaalla caasimada. Muungaab ayaa maanta waaxda Xaaji-Cabdi ee degmada Gubadley ka dhagax-dhigay mashaariic adeegyo bulsho oo muhiim ah

Buurhakaba (Caasimada Online) – Wararka laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay deegaanka Raar oo qiyaastii 10 KM u jira degmada Buurhakaba ka afduubteen ku dhowaad 10 qof oo ka shaqeynayay hay’ad samafal. Sida ay ogaatay Caasimada Online, shaqaalaha ayaa xilliga la qafaashay ku guda jiray howlo gargaar oo ay […] The post Al-Shabaab oo 10 qof ku afduubtay gobo
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa hawlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka u dhow Harboole ee degmada Afmadow, Gobolka Jubada Hoose. Sida lagu…

Gobolka Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo qeyb ka ah dadaallada lagu xaqiijinayo amniga iyo xasiloonida deegaannada gobolka. Ciidamada ayaa howlgalka ka fuliyay goobo ay ciidamada ammaanka ka heleen xog ku saabsan dhaq-dhaqaaqa male

Baydhaba (Caasimada Online) – Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta faah-faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysan oo Sabtidii ciidamada kumaandooska Danab ay ka sameeyeen aagga deegaanka Buula-Fulaay ee gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday kooxda Al-Shabaab. Howlgalkan oo si xirfadeysan ay u fuliyeen ciidanka Danab ayaa lagu dilay 5 horjooge iyo 9 kamid ah ilaaaladooda, [&

Baydhabo (Caasimada Online) – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Buula Fulaay ee gobolka Baay. Howl-galka ayaa si gaar ah loogu bartilmaameedsaday dagaalyahanno Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanayay deegaannada gobolka Baay, iyadoo ciidamada ay beegsanayeen goobaha ay ku sugnaayeen, sida ay sheegtay Wasaaradda Gaashaand
Wasiirrada Ganacsiga ee dalalka ku mideysan Hindisaha Geeska Afrika (HoAI) ayaa saxiixay baaq wadajir ah oo lagu aas-aasay Guddiga Fududeynta Ganacsiga Gobolka ee Geeska Afrika (RTFC), kaas oo looga gol…
Ciidamo ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta xirtay baraha muhiimka ah ee laga ilaaliyo Xabsiga Dhexe ee Muqdisho iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir, iyagoo joojiyay isku socodka dadka iyo gaadiidka.…

Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay qaaday tallaabo culus oo farxad-gelisay reer Muqdisho, kadib markii uu ku dhawaaqay in la bilaabay dhismaha waddada suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Dhismaha waddadan ayaa waxaa horay u saameeyay roobabkii ka da’ay magaalada Muqdisho oo hakad-geliyay, iyada oo haatan maamulka gobolka Banaadir uu dhismo ku bilaabay

Jimco 28 Aug 2026 {HMC} Ciidamo katirsan Xoogga Dalka ayaa Tababar ku qaadanaya Xero ciidan oo ku taalla Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ee Maamulka Koofur Galbeed, ciidankaan ayaa lagu wadaa in marka loosoo xiro tababarkooda ay ku biiraan howlgallada ka socda deegaannada Maamulkaas.Choosing Stargazing Telescopes Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa booqday Xeradaan iyaga […] The p

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka Türkiye taageerada aan liicin ee ay u fidiyaan Soomaaliya, isagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta labada dal, si loo dardargeliyo dadaallada horumarineed iyo adeegyada muhiimka u ah bulshada Gobolka Banaadir. Danjire Ferhat Alkan ayaa dhankiisa muujiyay sida ay Türkiye uga go’an tahay [

Axad 23 Aug 2026 {HMC} Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka War Rooti ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu beegsaday xubno ka tirsan Khawaarijta. Intii uu socday hawlgalka, ciidamada ayaa gacanta ku dhigay laba (2) xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo lagu qabtay howlgalka. […] The post Hawlgal qorshaysan ayaa lag

Arbaco 19 Aug 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka dhulka Xogga dalka Soomaaliyeed Sareeye guuto Sahal Cabdulahi Cumar Gen Khaalid ayaa Shalay galab gaaray Aaga deegaanka Teedaan Dagmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Gen Khaalid oo ah taliyaha ciidamada lugta Soomaaliya ayaa Ciidanka gaarsiiyay Fariimo uu ka siday Madaxda sare ee dalka kuwaas oo ku aadan dardargelinta howlgalada […] The post Taliyaha C

Puntland: Deegaan xeebeedka Garmaal ee Gobolka Nugaal waxa galabta lagu duugey afar muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo shalay lagu diley xeebta deegaankooda, iyada oo ehelada ay duqaynta ku eedeeyeen Turkiga oo la sheegey in uu leeyahay mid ka mid ah maraakiibta lagu haysto aaggaasi. Kiisaska burcad-badeeda Soomaaliya ayaa kordhay, ibta lagu jiro xiisadda Bariga-dhexe. Puntland, DFS […] The post

Talaado 18 Aug 2926 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay deegaanka Gayfa ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka ayaa lagu burburiyay goobo iyo fariisimo ay Khawaarijtu gabaad ka dhigteen, halkaas oo ay sidoo kale ku dhibaateyn jireen shacabka Soomaaliyeed. Howlgalka waxaa si guuleystay […] The

Puntland ayaa ka daba tagtay ciidan sheegtay federaalka oo habeen hore ka guuray degmada Carmo ee gobolka Bari, kuwaas oo… Sii akhri

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay, oo ah xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed, Garoonka Diyaaradaha Baydhabo ayaa waxaa wafdiga kusoo dhaweeyay saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida iyo madaxda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Taliyaha waxaa safarkiisa ku wehelinayay T

Mas’uuliyiinta Sheybaarka Gobolka Banaadir Ayaa Kulanka Ku soo bandhigay qorshaha ay Ku Doonayaan Hubinta iyo Tayada biyaha iyo muhiimada ay leedahay in la Iska kaashado in Dadka Ku dhaqan Magaalada Muqdisho ay helaan Biya Nadiif Waxaana ay amaaneen doorka Shirkadaha Ama Warshada soo saaray Biyaha Saxansaxada ah, iyagoo muujiyay muhiimada ay leedahay wada shaqeynta Sheybaarka […]

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan…