Daawo: Ujeedka wafdiga DF ee maanta gaaray Beledweyne
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wafdi u dirtay Beledweyne si ay uga qayb-qaataan dadaallada lagu xalinayo xiisadaha ka dhashay doorashadii dhawaan ka dhacday HirShabelle.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayo Wasiirka Batroolka, Daahir Shire iyo guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, Cali Jayte Cismaan oo maalmahan ku sugnaa magaalada Muqdisho.
- Jayte oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in safarkooda uu la xiriiro sidii xal loogu lahaa xiisadda ka dhalatay tabashada ay reer Hiiraan ka qabaan dhsimaha Dowlad Goboleedka HirShabelle.
- “Agaasimeyaasha, wasiirka iyo aniga safar Muqdisho ayaan maanta ku nimid magaalada Beledweyne waa na soo dhaweyseen waan idin-kaaga mahadcelineynaa, aduunyada masaaliix ayaa la ilaashadaa maslaxda dadkan inaan ka tashano ayaan idin-kuugu nimid,” ayuu yiri guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan.
- Sidoo kale, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, oo kasoo jeeda gobolka Hiiraan, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in xaaladda taagan lagu dhammeeyo wada-hadal, is-afgarad iyo degganaansho, isaga oo tilmaamay muhiimadda ay leedahay in tabashooyinka jira lagu wajaho wadahadal iyo is-qancin.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee wafdiga qaadi doonaan si ay u xalliyaan tabashooyinka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayo Wasiirka Batroolka, Daahir Shire iyo guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, Cali Jayte Cismaan.
- Cali Jayte Cismaan ayaa sheegay in safarkooda uu la xiriiro sidii xal loogu lahaa xiisadda ka dhalatay tabashada ay reer Hiiraan ka qabaan dhsimaha Dowlad Goboleedka HirShabelle.
- Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in xaaladda taagan lagu dhammeeyo wada-hadal, is-afgarad iyo degganaansho.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wafdi culus u dirtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay, iyada oo ujeedka uu yahay inay ka qayb-qaataan dadallada lagu qaboojinayo xiisadda ka taagan magaaladan oo ka dhalatay doorashadii dhawaan ka dhacday HirShabelle.
Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayo Wasiirka Batroolka, Daahir Shire iyo guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, Cali Jayte Cismaan oo maalmahan ku sugnaa magaalada Muqdisho.
Jayte oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in safarkooda uu la xiriiro sidii xal loogu lahaa xiisadda ka dhalatay tabashada ay reer Hiiraan ka qabaan dhsimaha Dowlad Goboleedka HirShabelle.
“Agaasimeyaasha, wasiirka iyo aniga safar Muqdisho ayaan maanta ku nimid magaalada Beledweyne waa na soo dhaweyseen waan idin-kaaga mahadcelineynaa, aduunyada masaaliix ayaa la ilaashadaa maslaxda dadkan inaan ka tashano ayaan idin-kuugu nimid,” ayuu yiri guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan.
Sidoo kale, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, oo kasoo jeeda gobolka Hiiraan, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in xaaladda taagan lagu dhammeeyo wada-hadal, is-afgarad iyo degganaansho, isaga oo tilmaamay muhiimadda ay leedahay in tabashooyinka jira lagu wajaho wadahadal iyo is-qancin.
Wasiirka ayaa sheegay in la ogyahay tabashooyinka jira iyo hadalladii uu Ugaasku ka jeediyey arrimaha taagan, isagoo rajo ka muujiyey in dadaallada socda ay horseedaan natiijo wax ku ool ah oo dan u ah bulshada.
‘Sokeeye iyo shisheeye wixii Ugaaska ka hadal siiyey iyo tabasho inay jirto waa la ogyahay wax noo dan ah inay soo baxaan ayaan rajeyneynaa,” ayuu isna yiri Wasiir Daahir Shire.
Hadalkan ayaa kusoo aadaya xilli ay weli xaalad kacsan ka jirto Beledweyne oo ay dhaq-dhaqaaqyo ka wadaan Ugaaska Beesha Xawaadle iyo Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo maalmo kahor isaga oo wata gaadiid dagaal gaaray gudaha magaaladaasi.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wafdi u dirtay Beledweyne si ay uga qayb-qaataan dadaallada lagu xalinayo xiisadaha ka dhashay doorashadii dhawaan ka dhacday HirShabelle. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayo Wasiirka Batroolka, Daahir Shire, iyo guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, Cali Jayte Cismaan.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wafdi u dirtay Beledweyne si ay uga qayb-qaataan dadaallada lagu xalinayo xiisadaha ka dhashay doorashadii dhawaan ka dhacday HirShabelle.
- Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayo Wasiirka Batroolka, Daahir Shire iyo guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan, Cali Jayte Cismaan.
- Cali Jayte Cismaan ayaa sheegay in safarkooda uu la xiriiro sidii xal loogu lahaa xiisadda ka dhalatay tabashada ay reer Hiiraan ka qabaan dhsimaha Dowlad Goboleedka HirShabelle.
- Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in xaaladda taagan lagu dhammeeyo wada-hadal, is-afgarad iyo degganaansho.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh xiisadaha.
- Eedeymaha ku saabsan ujeeddooyinka wafdiga waxay ku saleysan yihiin bayaanno ka yimid mas'uuliyiin iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan tabashooyinka gaarka ah ee reer Hiiraan.
Gunaanadka akhristaha
Dowladda Federaalka ayaa si firfircoon ula macaamilaysa hogaamiyayaasha deegaanka si ay u xalliyaan xiisadaha siyaasadeed ee Beledweyne.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee wafdiga qaadi doonaan si ay u xalliyaan tabashooyinka?
- Sidee ayey bulshada deegaanka uga jawaabi doonaan booqashada wafdiga?
- Waa maxay natiijooyinka suurtagalka ah ee wadahadalada ay wafdigu qaban doonaan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · ujeedka · beledweyne · daawo