Topic
Warkasta is tracking Tamarta iyo macdanta across 13 reports from 7 sources. Recent coverage touches Soomaaliya and Ruushka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Warbixino dheerad oo caawa warbaahinta Dowladu baahisay ayaa faah-faahinaya qaabka Gaaska dabiciiga ah wajigiisa koobad looga faa’ideysanayo. Gaasku ma noqonayo mid ku kooban Basaska Dadwaynaha ee waxa weheliya warshadaha. Saddex bilood gudahood 400 oo Basaska dadwaynaha oo Gaaska Dabiiciga ah ku shaqeeya ayaa AdisAbaba ka shaqo galaya. Waxay taasi ka…

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer iyo dhiirrigelin ugu tagay shirkadda Marina Seafood iyo doonteeda Maanya Mooya, oo ka shaqeysa kalluumeysiga khayraadka badda Soomaaliya, xilli lagu guda jiro Toddobaadka Kalluumeysiga Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka, oo uu wehliyey Wasiirka Kalluumeysiga XFS, Mudane A

Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Qaranka, Injineer Cabdulqaadir Aadan Maxamed oo wareysi siiyay warbaahinta dowladda ayaa faahfaahin ka bixiyay sababaha keenay dib u dhaca ku yimid hawsha qodista shidaalka laga soo saarayo xeebaha dalka oo kol hore la bilaabay, iyadoo la filayay in lasoo gabagabeeyo bishaan October. Injineer Cabdulqaadir Aadan ayaa sheegay in…
Saddex bixiye oo waaweyn oo koronto Soomaaliyeed ah ayaa kor u qaaday qiimaha korontada 5 senti halkii kilowatt-saac, iyagoo sheegay in kororka weyn ee kharashka shidaalka uu ka dhigay mid aad u adag in la sii wado bixinta korontada qiimihii hore.

Taliska Qaybta Booliska Gobolka Karkaar ayaa deegaan lagu magacaabo Khayr Kulaal oo ka tirsan degmada Qardho ka dhagax dhigay beer… Sii akhri

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka shidaalka qodaya ee Çağrı Bey, kaas oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaas oo uu ka wado hawlaha qodista shidaalka. Madaxweynaha ayaa intii uu kormeerka ku jiray kulan la yeeshay khubarada iyo mas’uuliyiinta markabka, kuwaas oo warbixin ka siiyey…

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka shidaalka qodaya ee Çağrı Bey, kaas oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaas oo uu ka wado hawlaha qodista shidaalka dalka. Madaxweynaha ayaa intii uu kormeerka ku jiray kulan la yeeshay khubarada iyo mas’uuliyiinta markabka, isaga oo ka dhageystay warbixin ku…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaasi oo uu ka wado hawlaha qodista shidaalka dalka. Madaxweynaha ayaa khubarada iyo mas’uuliyiinta markabka ka dhageystay warbixin ku saabsan shaqada la qabtay, natiijooyinka laga gaaray howlaha qodista shidaalka…

Okt 16 (Jowhar)- Iyadoo Ukraine ay dib u billowday weerarrada ka dhanka ah kaabayaasha shidaalka ee Ruushka, Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si adag u dhaleeceeyay istiraatiijiyaddan, isagoo ku tilmaamay “wax laga xishoodo,” wuxuuna ka digay inay gacan ka geysaneyso in qiimaha tamarta ee caalamka uu sarreeyo. Ukraine ayaa weerartay goob Ruushku leeyahay oo lagu…
Xiisadaha amni ee ka jira Badda Cas iyo marin-biyoodka Hormuz ayaa sare u qaaday qiimaha shidaalka iyo kharashaadka gaadiidka badda, iyadoo suuqyada caalamku ay ka walaacsan yihiin suurtagalnimada weerarro kale oo lagu qaado maraakiibta, dhuumaha shidaalka iyo xarumaha tamarta ee Bariga Dhexe.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay mudnaan gaar ah siinayso horumarinta khayraadka shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah, soo jiidashada maalgashiga caalamiga ah iyo xoojinta iskaashiga istaraatiijiga ah, si loo kobciyo dhaqaalaha dalka loona horumariyo waaxda tamarta.

Riyadh, Sacuudi Carabiya – Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa magaalada Riyadh kaga qaybgalay Madasha Caalamiga ah ee Tamarta (International Energy Forum – IEF). Ka qaybgalka wasiirka ee madashan ayaa fursad u ah xoojinta xiriirka iyo iskaashiga caalamiga ah ee dhinaca tamarta, is-weydaarsiga khibradaha iy
Qiimaha shidaalka ee Soomaaliya ayaa maalmahan laga dareemayaa koror cusub, iyadoo ganacsatada qaar ay litirka shidaalka ku iibinayaan qiime u dhexeeya $1.15 ilaa $1.17, halka…