Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Dabaal-deg ka socda Garoowe
Waxaa caawa ka socda caasimadda Garoowe dabaal-degyo qeyb ka ah xuska sanad-guurada 28-aad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo… Sii akhri

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Waxaa caawa ka socda caasimadda Garoowe dabaal-degyo qeyb ka ah xuska sanad-guurada 28-aad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo taagay Puntland.
Kumanaan shacab ah ayaa si nabad ah isugu soo baxay barxadda ay caanka ku tahay Garoowe, kuwaas oo watay qaarna ku labisnaayeen calanka Puntland.
Berri oo ay taariikhdu tahay 1-da Agoosto 2026 waxaa deegaannada Puntland ka dhici doona dabaal-degyo waaweyn oo lagu xusi doono sanad-guurada 28-aad ee ka soo wareegtay asaaskii Puntland.
PUNTLAND POST
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.