Topic
Warkasta is tracking socda across 1 report from 1 source. Recent coverage touches ciidan and dambeeyay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa ka socda Dhaqdhaqaaq ciidan oo iska soo horjeeda oo ay kala wadaan Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo si toos ah u hoostagta Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamulka Jubbaland. Sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan, labada dhinac ayaa ku loolamaya maamulka Magaalada Balad…