Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
DEG-DEG: Gaari Rakaab ah oo Shil Culus ku Galay Waddada Banisa–Mandera
Mandera, Kenya (Raxanreeb Online): Gaari nooca rakaabka qaada ah (Matatu) oo ka soo ambabaxay magaalada Banisa, kuna sii jeeday Mandera (Yarey), ayaa duhurnimadii maanta galay shil culus. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in aan illaa hadda la soo sheegin wax dhimasho ah, balse shilku uu sababay dhaawacyo. Waxaa la sheegayaa in hooyo iyo wiilkeeda yar... The post DEG-DEG: Gaari Rakaab ah oo Shil C
Gaari nooca rakaabka qaada ah (Matatu) oo ka soo ambabaxay magaalada Banisa ayaa shil culus galay maanta.
Maxaa la shaaciyey
- Shilka ayaa dhacay duhurnimadii maanta.
- Hooyo iyo wiilkeeda yar ayaa xaaladdoodu aad u liidato kaddib dhaawacyo halis ah.
- Wararka hordhaca ah ma sheegin wax dhimasho ah, balse dhaawacyo ayaa jira.
“shilku uu sababay dhaawacyo.”
Sababta ay muhiim u tahay: Waa muhiim in akhristayaasha Soomaaliyeed ay ogaadaan dhacdooyinka shilalka gaadiidka si ay u qaadaan taxaddar.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Mandera, Kenya (Raxanreeb Online): Gaari nooca rakaabka qaada ah (Matatu) oo ka soo ambabaxay magaalada Banisa , kuna sii jeeday Mandera (Yarey) , ayaa duhurnimadii maanta galay shil culus.
Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in aan illaa hadda la soo sheegin wax dhimasho ah , balse shilku uu sababay dhaawacyo.
Waxaa la sheegayaa in hooyo iyo wiilkeeda yar ay xaaladdoodu aad u liidato, kaddib markii ay soo gaareen dhaawacyo halis ah.
Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan sababta shilka iyo tirada dadka kale ee dhaawacmay weli lama helin.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Raxanreeb Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.