Topic
Warkasta is tracking deg across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches caawa, geliyo, and raacay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in caawa ay yeeshaan shir deg-deg ah, kaas oo uu isugu yeeray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre. Sida ay ogaatay Caasimada Online, shirkan ayaa diiradda lagu saari doono xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka, gaar ahaan arrimaha amniga iyo dastuurka cusub, maadaama berri…

Sacuudi Carabiya, Pakistan iyo Turkiga ayaa isku raacay in si deg deg ah loo dhaqan-geliyo heshiiska difaaca wadajirka ah ee Maka, kaas oo dhigaya in saddexda dal ay iska kaashadaan difaaca amniga iyo dhulkooda. Go’aankan ayaa ka soo baxay kulan degdeg ah oo ay yeesheen wasiirrada difaaca iyo arrimaha dibadda…