DEG DEG: Sheekh Shariif oo aqbalay inuu ka guuro Mirinaayo iyo waxa lagu qanciyay
Jun 05(Jowhar) Madaxweyne hore Shariif Sheikh Axmed ayaa dib ugu laabanaya gurigiisa kuyaalay agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, ka dib maalmo uu joogay Waqooyiga Caasimada halkaas oo ay iska horimaadyo ka dhaceen. Dadaalo ay garwadeen kanoqdaan odayaal dhaqan, qaar kamid ah safaaradaha Reer Galbeedka ilaa Siyaasiin katirsan dowladda Federaalka ayaana lagu guuleystay in Shariif

Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed ayaa dib ugu laabanaya gurigiisa Muqdisho ka dib iska horimaadyo ka dhacay Waqooyiga Caasimada.
Maxaa la shaaciyey
- Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu qanciyay inuu ku laabto aagii horey u daganaa.
- Dadaalo ay garwadeen ka yihiin odayaal dhaqan iyo safaaradaha Reer Galbeedka ayaa ka dambeeyay qancinta Shariif.
- Dowladda Federaalka ayaa ku adkeysatay in hoggaamiyayaasha Kheyre iyo Shariif ay ku laabtaan xayndaabka Xalane.
Macnaha guud
Iska horimaadyada ka dhacay Waqooyiga Caasimada ayaa sababay in Shariif uu ka guuro Mirinaayo.
“Dowladda Federaalka ayaa ku adkeysatay in ay qasab tahay in hoggaamiyayaasha Kheyre iyo Shariif Sh Axmed ay kulaabtaan xayndaabka Xalane.”
Sababta ay muhiim u tahay: Tani waxay muujinaysaa xaaladda amni ee Muqdisho iyo doorka hoggaamiyayaasha siyaasadeed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Jun 05(Jowhar) Madaxweyne hore Shariif Sheikh Axmed ayaa dib ugu laabanaya gurigiisa kuyaalay agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, ka dib maalmo uu joogay Waqooyiga Caasimada halkaas oo ay iska horimaadyo ka dhaceen.
Dadaalo ay garwadeen kanoqdaan odayaal dhaqan, qaar kamid ah safaaradaha Reer Galbeedka ilaa Siyaasiin katirsan dowladda Federaalka ayaana lagu guuleystay in Shariif lagu qanciyo kulaabashada aagii horey u daganaa.
Dowladda Federaalka ayaa ku adkeysatay in ay qasab tahay in hoggaamiyayaasha Kheyre iyo Shariif Sh Axmed ay kulaabtaan xayndaabka Xalane, kana baxaan goobihii ay iska horimaadyadu ka dhaceen.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.