Topic
Warkasta is tracking shariif across 6 reports from 4 sources. Recent coverage touches sheekh, aqbalay, and booliska, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mid ah musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa ka guddoomay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka shahaadada musharraxnimada. Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si rasmi ah uga mid noqday musharaxiinta ku tartamaysa doorashada hoggaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya. 10-ka bishan June, aya

Jun 06(Jowhar) Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in ciidamada ammaanku ay wadaan howlgal lagu ururinayo hubka sharci darrada ah oo la sheegay in ay qariyeen ciidamdii Sheekh Shariif ee dagaalka ku galay Degmada Cabdicasiis. Booliska ayaa shacabka degmada iyo nawaaxigeeda ugu baaqay inay la shaqeeyaan hay’adaha ammaanka si loo xaqiijiyo nabadgelyada iyo xasilloonida. Sidoo […]

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ugu dambeyn oggolaaday inuu ka guuro xaafadda Miraanyo ee degmada Cabdicasiis, isla markaana dib ugu laabto hoygiisii hore ee ku dhow garoonka diyaaradaha ee Aden Adde International Airport, kadib dadaallo lagu doonayay in lagu dejiyo xiisad amni oo halkaas ka taagnayd. Go’aankan ayaa yimid […]

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa lagu qanciyey inuu dib ugu laabto gurigiisa ku…

Jun 05(Jowhar) Madaxweyne hore Shariif Sheikh Axmed ayaa dib ugu laabanaya gurigiisa kuyaalay agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, ka dib maalmo uu joogay Waqooyiga Caasimada halkaas oo ay iska horimaadyo ka dhaceen. Dadaalo ay garwadeen kanoqdaan odayaal dhaqan, qaar kamid ah safaaradaha Reer Galbeedka ilaa Siyaasiin katirsan dowladda Federaalka ayaana lagu guuleystay in Shariif