Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinegeneral

Dekadda Muqdisho oo horumarro waaweyn gaartay iyo hiigsiga fog ee mustaqbalka

Muqdisho (Caasimada Online) – Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa sanadihii u dambeeyay sameysay horumar muuqda oo dhinacyo badan leh, kadib markii maamulkeeda loo dhiibay Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko). Horumarkaasi wuxuu taabanayaa maamulka dekedda, adeegyada ganacsiga iyo qorshayaasha fog ee ballaarinta mustaqbalka. Guulaha laga gaaray dekedda, gaar ahaan marka la eego qiimeynta

SO
Dekadda Muqdisho oo horumarro waaweyn gaartay iyo hiigsiga fog ee mustaqbalka
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online
Loading enhanced story summary...

Warbixin Soomaali asal ah

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Muqdisho (Caasimada Online) – Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa sanadihii u dambeeyay sameysay horumar muuqda oo dhinacyo badan leh, kadib markii maamulkeeda loo dhiibay Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko). Horumarkaasi wuxuu taabanayaa maamulka dekedda, adeegyada ganacsiga iyo qorshayaasha fog ee ballaarinta mustaqbalka.

Guulaha laga gaaray dekedda, gaar ahaan marka la eego qiimeynta Bangiga Adduunka iyo kooxda khubarada teknoolojiyadda ee S&P Global, oo sheegay in ay noqotay dekedda labaad ee ugu waxqabadka fiican dalalka Afrika ee Saxaraha ka hooseeya, waa guul weyn oo taariikhi ah, marka loo eego tartanka adag ee dekedaha gobolka sida Mombasa iyo Jabuuti. Warbixintu waxay sidoo kale muujisay in Dekedda Muqdisho ay gashay kaalinta 163aad ee 407 dekedood oo caalami ah.

Tan iyo markii uu maamulka la wareegay Danjire Maxamed Cali Nuur, waxaa mudnaanta koowaad la siiyay dib-u-habeynta hufnaanta shaqada iyo dhismaha kalsoonida shaqaalaha.

Dekedda Muqdisho waxay gaartay rikoor cusub oo taariikhi ah marka la eego xamuulka la maareeyay. Hal bil gudaheed ayay dekeddu maareysay 160,703 metric tonnes oo xamuul ah, taas oo noqotay waxqabadkii ugu sarreeyay ee taariikhda dekedda tan iyo markii la aasaasay.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralfogmuqdishomustaqbalka
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.