DF oo ku jees-jeestay mucaaradka: Tabartooda ma dhaafsiisna hanjabaad afka ah
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiWasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, ayaa ka hadlay xaqa mucaaradka inay dowladda dhaliilaan, balse wuxuu sheegay inaysan qaadi karin tallaabooyin ka baxsan sharciga.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasiirka oo warbaahinta kula hadlay magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in mucaaradku ay qaban karaan kulamo iyo doodo siyaasadeed, hase yeeshee aysan awood u lahayn inay ficil ahaan uga hor yimaadaan dowladda.
- Wasiiru-dowlaha ayaa ku adkeystay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay hirgelinta doorasho qof iyo cod ah, isaga oo tusaale u soo qaatay doorashooyin ka dhacay deegaanno ka tirsan Galmudug iyo maamul-goboleedyo kale.
- Wuxuu sheegay in nidaamka qof iyo cod uu shacabka siinayo fursad ay si toos ah ugu doortaan hoggaankooda, halkii lagu sii socon lahaa hannaan ay siyaasiyiinta iyo odayaashu go’aamiyaan cidda xilalka qabanaysa.
- Markii wax laga weydiiyay mucaaradka diidan hannaanka doorasho ee Dowladda Federaalka, Cumar Cali Cabdi ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in hay’adaha dowladda ay sii wadi doonaan qorshaha doorashada, xilli siyaasiyiinta mucaaradka meel adag ka taagan yihiin hanaanka doorasho ee socda.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda u aragto inay ka baxsan yihiin sharciga?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, ayaa sheegay in mucaaradku ay xaq u leeyihiin inay dowladda dhaliilaan, balse aysan qaadi karin tallaabooyin uu ku tilmaamay kuwo ka baxsan sharciga iyo dowladnimada.
- Wasiirka ayaa ku adkeystay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay hirgelinta doorasho qof iyo cod ah.
- Wuxuu sheegay in nidaamka qof iyo cod uu shacabka siinayo fursad ay si toos ah ugu doortaan hoggaankooda.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi ayaa sheegay in mucaaradku ay xaq u leeyihiin inay dowladda dhaliilaan, balse aysan qaadi karin tallaabooyin uu ku tilmaamay kuwo ka baxsan sharciga iyo dowladnimada.
Wasiirka oo warbaahinta kula hadlay magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in mucaaradku ay qaban karaan kulamo iyo doodo siyaasadeed, hase yeeshee aysan awood u lahayn inay ficil ahaan uga hor yimaadaan dowladda.
Wasiiru-dowlaha ayaa ku adkeystay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay hirgelinta doorasho qof iyo cod ah, isaga oo tusaale u soo qaatay doorashooyin ka dhacay deegaanno ka tirsan Galmudug iyo maamul-goboleedyo kale.
Wuxuu sheegay in nidaamka qof iyo cod uu shacabka siinayo fursad ay si toos ah ugu doortaan hoggaankooda, halkii lagu sii socon lahaa hannaan ay siyaasiyiinta iyo odayaashu go’aamiyaan cidda xilalka qabanaysa.
Markii wax laga weydiiyay mucaaradka diidan hannaanka doorasho ee Dowladda Federaalka, Cumar Cali Cabdi ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in hay’adaha dowladda ay sii wadi doonaan qorshaha doorashada, xilli siyaasiyiinta mucaaradka meel adag ka taagan yihiin hanaanka doorasho ee socda.
Wasiirka oo ka jawaabayay su’aal ku saabsan suurtagalnimada in mucaaradku ay abaabulaan tallaabooyin ficil ah oo dowladda looga soo horjeedo ayuu sheegay in tabartoodu aysan dhaafsiisnayn hanjabaad afka ah.
Wasiiru-dowlaha ayaa ugu dambeyntiina xoojiyay in arrimaha siyaasadda lagu xalliyo hannaan sharci ah, isaga oo ka digay in khilaafaadka siyaasadeed loo adeegsado awood ciidan ama tallaabooyin ka baxsan dowladnimada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, ayaa ka hadlay xaqa mucaaradka inay dowladda dhaliilaan, balse wuxuu sheegay inaysan qaadi karin tallaabooyin ka baxsan sharciga.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, ayaa sheegay in mucaaradku ay xaq u leeyihiin inay dowladda dhaliilaan, balse aysan qaadi karin tallaabooyin uu ku tilmaamay kuwo ka baxsan sharciga iyo dowladnimada.
- Wasiirka ayaa ku adkeystay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay hirgelinta doorasho qof iyo cod ah.
- Wuxuu sheegay in nidaamka qof iyo cod uu shacabka siinayo fursad ay si toos ah ugu doortaan hoggaankooda.
- Cumar Cali Cabdi ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in hay’adaha dowladda ay sii wadi doonaan qorshaha doorashada, xilli siyaasiyiinta mucaaradka meel adag ka taagan yihiin hanaanka doorasho ee socda.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha mucaaradka.
- Eedeymaha waxay ku saleysan yihiin hadallo ay soo jeediyeen mas'uuliyiin dowladda ka tirsan.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha lama bixin.
Gunaanadka akhristaha
Hadallada Wasiiru-dowlaha waxay muujinayaan mowqifka dowladda ee ku aaddan hawlaha mucaaradka iyo habka doorashada.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda u aragto inay ka baxsan yihiin sharciga?
- Sidee mucaaradku uga jawaabi doonaan hadallada dowladda?
- Maxay yihiin saamaynta qorshaha doorashada dowladda ee mucaaradka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · afka · jeestay · mucaaradka
Sii akhri
- Qaar ka mid ah mucaaradka Xasan Shiikh oo taageeray doorashada dowladiisu ka qabatay Galmudug ee ay horrey u dhaliileen
BBC Somali
- Mucaaradka oo si weyn usoo dhaweeyay doorashada hoggaamiyaha cusub ee Galmudug
Caasimada Online
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Galmudug
Shabelle Media