Topic
Warkasta is tracking mucaaradka across 7 reports from 4 sources. Recent coverage touches puntland, afgartay, and dhacay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka. The post Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal first appeared on Radio Dalsan .

Wasiiro katirsan dowladda Puntland ayaa safar shaqo ku tegey degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal iyagoo qaybaha…

Qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee ay…
Siyaasadda Soomaalia maanta waxay maraysaa marxalad xasaasi ah oo u baahan hoggaan mideeya aragtiyada kala duwan ee mucaaradka isla markaana awood u leh inuu dowladda kala xaajoodo arrimaha masiiriga ah ee dalka, gaar ahaan geedi-socodka doorashooyinka iyo dhismaha heshiis siyaasadeed oo loo dhan yahay.

MUQDISHO – Xubnaha mucaaradka Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen kaddib kasoo saaray go’aamo ay ku dhaliileen dowladda Federaalka, iyagoo walaac ka muujiyay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee dalka. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha mucaaradka, ayaa sheegay in loo baahan yahay in si degdeg ah loo joojiyo howlgalada iyo tallaabooyinka lagu […
Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun 2026 – Xubno ka tirsan hoggaanka mucaaradka Soomaaliyeed oo uu ka mid yahay Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) iyo Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Caynte ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay wakiillo ka socday Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Mareykanka, iyo Ingiriiska,

Muqdisho – Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen xubno mucaarad ah kaga hadlay xaaladda amni iyo dagaalladii dhawaan ka dhacay Muqdisho. Xildhibaanka ayaa si kulul u dhaliilay dowladda uu hoggaamiyo Hassan Sheekh Mxamuud, isagoo sheegay in aanay jirin cid awood qabiil ku sheegan […]