DF Soomaaliya oo 171 muwaadin dib ugu soo celisay dalka
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiDowladda Soomaaliya ayaa dib ugu soo celisay 171 muwaadin Soomaaliyeed oo horey ugu tahriibay dalka Libya, kuwaas oo la kulmay xaalado adag.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Muwaadiniinta la soo celiyay ayaa isugu jira carruur, dhallinyaro iyo dad waaweyn, waxaana qaar kamid ah ay qabaan baahiyo caafimaad oo soo wajahay intii ay ku jireen xarumaha ay hay’aduhu gacanta ku hayeen.
- Soo dhoweynta dadkaasi ayaa waxaa ka qeyb’galay hay’adaha dowladda ee ay khusayso, oo ay kamid yihiin Hay’adda Socdaalka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo hay’ado caalami ah oo qayb ka ah barnaamijka dib u soo celinta muwaadiniinta.
- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh) ayaa sheegay in muwaadiniintan ay soo mareen duruufo bani’aadannimo oo aad u adag, ayna dhibbanayaal u noqdeen dad ka faa’iideysta dadka tahriibaya.
- Dhanka kale, dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha ay khusayso ayaa diyaariyay barnaamijyo lagu taageerayo dadka dalka lagu soo celiyay, kuwaas oo isugu jira adeegyo caafimaad, fursado shaqo-abuur iyo taageero kale oo ka caawin karta inay dib ula qabsadaan nolosha dalka.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu iftiiminayaa caqabadaha ay la kulmaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee tahriibaya iyo dadaallada dowladda ee caawinta marka ay soo laabtaan.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin baahiyaha caafimaad ee gaarka ah ee muwaadiniinta dib loo soo celiyay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Soomaaliya ayaa dib ugu soo celisay 171 muwaadin Soomaaliyeed oo horey ugu tahriibay dalka Libya.
- Muwaadiniinta la soo celiyay ayaa isugu jira carruur, dhallinyaro iyo dad waaweyn, waxaana qaar kamid ah ay qabaan baahiyo caafimaad oo soo wajahay intii ay ku jireen.
- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh) ayaa sheegay in muwaadiniintan ay soo mareen duruufo bani’aadannimo oo aad u adag.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 171 muwaadin Soomaaliyeed oo horey ugu tahriibay dalka Libya, kuwaas oo la kulmay xaalado adag.
Muwaadiniinta la soo celiyay ayaa isugu jira carruur, dhallinyaro iyo dad waaweyn, waxaana qaar kamid ah ay qabaan baahiyo caafimaad oo soo wajahay intii ay ku jireen xarumaha ay hay’aduhu gacanta ku hayeen.
Soo dhoweynta dadkaasi ayaa waxaa ka qeyb’galay hay’adaha dowladda ee ay khusayso, oo ay kamid yihiin Hay’adda Socdaalka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo hay’ado caalami ah oo qayb ka ah barnaamijka dib u soo celinta muwaadiniinta.
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh) ayaa sheegay in muwaadiniintan ay soo mareen duruufo bani’aadannimo oo aad u adag, ayna dhibbanayaal u noqdeen dad ka faa’iideysta dadka tahriibaya.
Dhanka kale, dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha ay khusayso ayaa diyaariyay barnaamijyo lagu taageerayo dadka dalka lagu soo celiyay, kuwaas oo isugu jira adeegyo caafimaad, fursado shaqo-abuur iyo taageero kale oo ka caawin karta inay dib ula qabsadaan nolosha dalka.
Cali Xoosh ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka fogaadaan khataraha tahriibka, isaga oo xusay in safarrada dhulka iyo badaha ay leeyihiin halis badan oo nafta gelin karta khatar.
Ugu dambeyntiina, wasiirka ayaa dadka dib loo soo celiyay ku dhiirrigeliyay inaysan quusan, balse ay ka faa’iideystaan fursadaha ka jira dalkooda, ayna dib u dhistaan noloshooda.
Muwaadiniinta lasoo celiyay ayaa xaalado adag la kulmay intii ay ku jireen safarkooda tahriibka iyo xabsiyada lagu hayay, iyadoo ugu dambeyn dowladda Soomaaliya ku guuleysatay inay dib ugu soo celiso dalkooda.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Soomaaliya ayaa dib ugu soo celisay 171 muwaadin Soomaaliyeed oo horey ugu tahriibay dalka Libya, kuwaas oo la kulmay xaalado adag.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Soomaaliya ayaa dib ugu soo celisay 171 muwaadin Soomaaliyeed oo horey ugu tahriibay dalka Libya.
- Muwaadiniinta la soo celiyay ayaa isugu jira carruur, dhallinyaro iyo dad waaweyn, waxaana qaar kamid ah ay qabaan baahiyo caafimaad oo soo wajahay intii ay ku jireen.
- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh) ayaa sheegay in muwaadiniintan ay soo mareen duruufo bani’aadannimo oo aad u adag.
- Dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha ay khusayso ayaa diyaariyay barnaamijyo lagu taageerayo dadka dalka lagu soo celiyay, kuwaas oo isugu jira adeegyo caafimaad, fursado shaqo-abuur iyo taageero kale.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo jeediyay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid dadka ama kooxaha ku lug leh tahriibka.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaannada mas'uuliyiinta dowladda iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Dib u soo celinta muwaadiniintan waxay muujinaysaa dhibaatooyinka sii socda ee la xiriira tahriibka iyo xaaladaha bani'aadannimo.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin baahiyaha caafimaad ee gaarka ah ee muwaadiniinta dib loo soo celiyay?
- Waa maxay faahfaahinta barnaamijyada taageerada ee la xusay?
- Sidee dowladda u xaqiijin doontaa amniga dadkaas marka ay soo laabtaan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu iftiiminayaa caqabadaha ay la kulmaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee tahriibaya iyo dadaallada dowladda ee caawinta marka ay soo laabtaan.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · 171 · dib · muwaadin
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada