Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay 171 muwaadin oo ku dhibaataysnaa Liibiya
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiDowladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 171 muwaadin oo ku dhibaataysnaa Liibiya, waxaana si rasmi ah loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysayDhankeeda, Agaasimaha Caafimaadka Qaxootiga iyo Barakacayaasha ee Wasaaradda Caafimaadka, Dr.
- Wafdiga soo dhoweynta waxaa ka mid ahaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Dr.
- Mas’uuliyiinta dowladda ayaa muujiyay sida ay uga go’an tahay soo dhoweynta, daryeelka iyo garab istaagga muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dib ugu soo laabanaya dalkooda, iyagoo xusay in ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta iyo u adeegiddoodu ay tahay waajib qaran oo dowladda mudnaan gaar ah siinayso.
- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa sheegtay inay ka go’an tahay xaqiijinta badqabka muwaadiniinta dib loo soo celiyay, u fidinta adeegyada aasaasiga ah iyo fududeynta dib-u-dhexgalkooda bulshada, iyadoo arrimahaasi kala kaashanaysa hay’adaha caalamiga ah iyo bahwadaagta horumarinta.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa sida dowladda ay uga go'an tahay soo celinta muwaadiniinta ku dhibaataysan iyo xaqiijinta daryeelka ay helaan marka ay soo laabtaan.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin caqabadaha gaarka ah ee muwaadiniinta dib loo soo celiyay ay la kulmeen Liibiya?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 171 muwaadin oo ku dhibaataysnaa Liibiya.
- kuwaas oo maanta si rasmi ah loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Dr. Cali Xaaji Aadan, oo goobta ka hadlay, ayaa sheegay in fiiro gaar ah la siin doono muwaadiniinta qaba baahiyaha gaarka ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 171 muwaadin Soomaaliyeed oo muddo ku dhibaataysnaa dalka Liibiya, kuwaas oo maanta si rasmi ah loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Soo dhoweynta muwaadiniintan waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiillo ka socday hay’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya arrimaha bini’aadantinimada, socdaalka iyo dib-u-dhexgalka bulshada.
Wafdiga soo dhoweynta waxaa ka mid ahaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Dr. Cali Xaaji Aadan, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh), iyo wakiillo ka socday Midowga Yurub, Hay’adda Iskaashiga Horumarinta Caalamiga ah ee Jarmalka (GIZ) iyo Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM).
Mas’uuliyiinta dowladda ayaa muujiyay sida ay uga go’an tahay soo dhoweynta, daryeelka iyo garab istaagga muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dib ugu soo laabanaya dalkooda, iyagoo xusay in ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta iyo u adeegiddoodu ay tahay waajib qaran oo dowladda mudnaan gaar ah siinayso.
Dhankeeda, Agaasimaha Caafimaadka Qaxootiga iyo Barakacayaasha ee Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Saadiya Maxamed Macallin Xasan, ayaa xaqiijisay in 171-ka muwaadin loo sameyn doono baaritaanno caafimaad oo dhammaystiran, si loo qiimeeyo xaaladdooda caafimaad loona ogaado baahiyaha ay qabaan.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Dr. Cali Xaaji Aadan, oo goobta ka hadlay, ayaa sheegay in fiiro gaar ah la siin doono muwaadiniinta qaba baahiyaha gaarka ah, si loo xaqiijiyo inay helaan adeegyo caafimaad oo ku habboon xaaladdooda, badqabkooda iyo daryeelka ay u baahan yihiin.
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa sheegtay inay ka go’an tahay xaqiijinta badqabka muwaadiniinta dib loo soo celiyay, u fidinta adeegyada aasaasiga ah iyo fududeynta dib-u-dhexgalkooda bulshada, iyadoo arrimahaasi kala kaashanaysa hay’adaha caalamiga ah iyo bahwadaagta horumarinta.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 171 muwaadin oo ku dhibaataysnaa Liibiya, waxaana si rasmi ah loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 171 muwaadin oo ku dhibaataysnaa Liibiya.
- kuwaas oo maanta si rasmi ah loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Dr. Cali Xaaji Aadan, oo goobta ka hadlay, ayaa sheegay in fiiro gaar ah la siin doono muwaadiniinta qaba baahiyaha gaarka ah.
- Agaasimaha Caafimaadka Qaxootiga iyo Barakacayaasha ee Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Saadiya Maxamed Macallin Xasan, ayaa xaqiijisay in 171-ka muwaadin loo sameyn doono baaritaanno caafimaad oo dhammaystiran.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tirada muwaadiniinta la soo celiyay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid mas'uuliyiinta Liibiya ama dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Faahfaahinta ku saabsan xaaladaha ay la kulmeen muwaadiniinta dib loo soo celiyay ee Liibiya lagama bixin.
Gunaanadka akhristaha
Dowladda Soomaaliya ayaa si guul leh dalka dib ugu soo celisay 171 muwaadin oo ka yimid Liibiya, taasoo muujinaysa go'aankooda ku aaddan daryeelka muwaadiniinta.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin caqabadaha gaarka ah ee muwaadiniinta dib loo soo celiyay ay la kulmeen Liibiya?
- Maxay tahay taageerada la siin doono muwaadiniinta ka dib soo laabashadooda?
- Sidee ayay dowladda u xaqiijin doontaa badqabka iyo isku-dhafka muwaadiniintan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa sida dowladda ay uga go'an tahay soo celinta muwaadiniinta ku dhibaataysan iyo xaqiijinta daryeelka ay helaan marka ay soo laabtaan.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · dalka · soo · dowladda
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada