DF Soomaaliya oo garab istaag u muujisay Masar kadib xaalad soo korortay
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay tacsi tiiraanyo leh oo u dirtay Masar kadib shil naxdin leh oo ka dhacay Al-Warraq, Giza, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawacyo.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysayWar-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka ay si weyn uga xun tahay dhacdaasi, ayna murugada iyo xanuunka la qeybsanayso qoysaska iyo ehelada ay musiibadani sida tooska ah u saameysay.
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale Alle uga bariday inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo dadkii ku geeriyooday shilka, samir iyo iimaanna ka siiyo qoysaskooda iyo eheladooda, halka dadka dhaawacmayna ay u rajeysay caafimaad degdeg ah oo buuxa.
- “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Jamhuuriyadda Carabta ee walaalaha Masar, hoggaankeeda, dowladdeeda iyo shacabkeeda, kaddib shilkii naxdinta lahaa ee gaari shidaal qaada kaas oo ka dhacay deegaanka Al-Warraq ee gobolka Giza.
- Sidoo kale, qoraalka dowladda Soomaaliya ayaa lagu muujiyey garab istaagga iyo walaaltinimada ay Soomaaliya la leedahay shacabka Masar, iyadoo u rajeysay nabad, xasillooni iyo badbaado.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Masar, gaar ahaan xilliyada musiibada.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin faahfaahinta gaarka ah ee shilka ka dhacay Al-Warraq?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Soomaaliya waxay muujisay murugada iyo garab istaagga qoysaska ay musiibadu saamaysay.
- Soomaaliya iyo Masar ayaa leh xiriir soo jireen ah, kaas oo muddooyinkii ugu dambeeyay sii xoogeysanayay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay shil naxdin leh oo ka dhacay deegaanka Al-Warraq oo ka tirsan gobolka Giza ee dalka Masar, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawacyo, iyada oo tacsi tiiraanyo leh u dirtay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Carabta ee Masar.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka ay si weyn uga xun tahay dhacdaasi, ayna murugada iyo xanuunka la qeybsanayso qoysaska iyo ehelada ay musiibadani sida tooska ah u saameysay.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale Alle uga bariday inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo dadkii ku geeriyooday shilka, samir iyo iimaanna ka siiyo qoysaskooda iyo eheladooda, halka dadka dhaawacmayna ay u rajeysay caafimaad degdeg ah oo buuxa.
“Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Jamhuuriyadda Carabta ee walaalaha Masar, hoggaankeeda, dowladdeeda iyo shacabkeeda, kaddib shilkii naxdinta lahaa ee gaari shidaal qaada kaas oo ka dhacay deegaanka Al-Warraq ee gobolka Giza. Dowladda Soomaaliya waxay murugada la qeybsaneysaa Jamhuuriyadda Carabta ee walaalaha Masar xilligan adag ee murugada leh.
Waxaan sidoo kale murugada la qeybsaneynaa qoysaska ay musiibadu saamaysay, waxaan Alle uga baryaynaa inuu u naxariisto dadkii ku geeriyooday shilka, kuwa dhaawacmayna waxaan u rajaynaynaa caafimaad degdeg ah oo taam ah,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.
Sidoo kale, qoraalka dowladda Soomaaliya ayaa lagu muujiyey garab istaagga iyo walaaltinimada ay Soomaaliya la leedahay shacabka Masar, iyadoo u rajeysay nabad, xasillooni iyo badbaado.
Soomaliya iyo Masar ayaa leh xiriir soo jireen ah, kaas oo muddooyinkii ugu dambeeyay sii xoogeysanayay, waxaana Bishii Febraayo 2025, Masar iyo Soomaaliya ay yeesheen iskaashi istiraatiiji ah oo ballaariyay wada-shaqeynta dhinacyada siyaasadda, milatariga, iyo amniga.
Intii lagu guda jiray booqasho uu xilligaas Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ku tagay Qaahira, Madaxweynaha Masar Cabdulfataax Al-Siisi ayaa mar kale xaqiijiyay taageerada dalkiisa ee midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, isagoo carrabka ku adkeeyay in amniga Badda Cas uu yahay mas’uuliyadda dalalka xeebtaas ku teedsan.
Qaahira ayaa sidoo kale ballan-qaadday inay ka qeyb-qaadato Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), taasoo sii xoojisay joogitaankeeda milatari ee dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay tacsi tiiraanyo leh oo u dirtay Masar kadib shil naxdin leh oo ka dhacay Al-Warraq, Giza, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawacyo. Dowladda Soomaaliya sidoo kale waxay muujisay garab istaag qoysaska ay musiibadu saamaysay.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay tacsi tiiraanyo leh oo u dirtay Masar kadib shil naxdin leh oo ka dhacay Al-Warraq, Giza, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawacyo.
- Dowladda Soomaaliya waxay muujisay murugada iyo garab istaagga qoysaska ay musiibadu saamaysay.
- Soomaaliya iyo Masar ayaa leh xiriir soo jireen ah, kaas oo muddooyinkii ugu dambeeyay sii xoogeysanayay.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tirada khasaare.
- Jawaab ka timid mas'uuliyiinta Masar laguma darin maqaalka.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.
Gunaanadka akhristaha
Dowladda Soomaaliya ayaa muujisay tacsi tiiraanyo leh iyo garab istaag Masar kadib shil naxdin leh.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin faahfaahinta gaarka ah ee shilka ka dhacay Al-Warraq?
- Immisa khasaare ayaa la soo sheegay?
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka ay dowladda Soomaaliya qaadi doonto ka dib dhacdadan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Masar, gaar ahaan xilliyada musiibada.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · masar · soomaaliya · soo