Topic
Warkasta is tracking egypt across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches politics, africa, and any, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

ADDIS ABABA (SD) — Itoobiya ayaa dhaleeceysay ka qaybgalka Madaxweyne Xasan Sheekh Mohamud ee shirkii afarta dhinac ee Masar, Soomaaliya, Eretariya iyo Suudaan, iyadoo ku dooday in taageerada Muqdisho ee bayaanka wadajirka ah ee ka soo baxay…
Kahira, Masar (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Masar Cabdelfattah Al-Sisi ayaa Sabtidii ku kulmay magaalada Alamein si ay uga wada hadlaan xaaladda gudaha Soomaaliya iyo arrimaha amniga ee Geeska Afrika.
Kahira (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Al-Alamein ee Masar si uu uga qayb galo kulamo iyo shirar heer sare ah oo diiradda saaraya iskaashiga dhaqaale, maalgashiga iyo horumarinta Afrika.
Madaxweynaha Abdel Fattah El-Sisi ayaa xaqiijiyay taageerada buuxda ee Masar dadaallada lagu gaadhayo amniga iyo xasilloonida Soomaaliya, isagoo si adag u diiday wax kasta oo ku xadgudbaya madax-bannaanideeda, midnimadeeda ama dhulkeeda.