Diyaarad F-16 ah oo Mareeykanka leeyahay ayaa bur burtay
Waxa dhacay
30 ilbiriqsiDiyaarad F-16 ah oo Mareykanka leedahay ayaa burburtay deegaanka Traverse County, Michigan.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Shilku wuxuu sababay in si degdeg ah loo daadgureeyo qayb ka mid ah dadka deegaanka ee ku dhow goobta ay diyaaradda ku burburtay.
- Afhayeen u hadlay Garabka 149-aad ee Ciidamada Cirka Qaranka Texas ayaa sheegay in duuliyuhu uu diyaaradda ka booday ka hor inta aysan burburin, isla markaana xaaladdiisu deggan tahay.
- Afhayeenku wuxuu sheegay in diyaaradda ay ku jirtay tababar caadi ah markii shilku dhacay.
- Mas’uuliyiinta gobolka Michigan ayaa xaqiijiyay shilka diyaarada F-16.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Mas’uuliyiinta gobolka Michigan ayaa xaqiijiyay shilka diyaarada F-16.
- Duuliyuhu wuxuu ka booday diyaaradda ka hor inta aysan burburin, xaaladdiisuna waa deggan tahay.
- Diyaaradda ayaa ku jirtay tababar caadi ah markii shilku dhacay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Jimco 18, Sep 2026 {HMC} Mas’uuliyiinta gobolka Michigan ee Mareykanka ayaa sheegay in diyaarad dagaal oo nooca F-16 ah ay Khamiistii ku burburtay deegaanka Traverse County.
Shilku wuxuu sababay in si degdeg ah loo daadgureeyo qayb ka mid ah dadka deegaanka ee ku dhow goobta ay diyaaradda ku burburtay.
Afhayeen u hadlay Garabka 149-aad ee Ciidamada Cirka Qaranka Texas ayaa sheegay in duuliyuhu uu diyaaradda ka booday ka hor inta aysan burburin, isla markaana xaaladdiisu deggan tahay. Hadda waxaa lagu daweynayaa isbitaal.
Afhayeenku wuxuu sheegay in diyaaradda ay ku jirtay tababar caadi ah markii shilku dhacay.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · diyaarad · burtay · mareeykanka
Sii akhri
- Ciidamada dowladda Itoobiya oo dib ula wareegay garoonka Mekelle
Goobjoog Somali
- Is-beddel lama filaan ah oo ku yimid dagaalkii gobolka Tigray
Caasimada Online
- Markab shidaal oo la weeraray
Puntland Post