Topic
Warkasta is tracking mareeykanka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches hadlay and wada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Axad 13 Sep 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah u qaabilsan Mareykanka Qaaradda Afrika, Sareeye Gaas Tudor. Kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinaca amniga iyo howlgallada, gaar ahaan taageerada iyo horumarinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, tayeynta ciidanka iyo