Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta loo madlan yahay.
Magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa maanta looga madlan…

Maanta magaalada Baydhabo waxaa looga madlan yahay doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Maxaa la shaaciyey
- Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa loo arkaa musharaxa ugu cadcad kursiga madaxtinimada.
- Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Siyaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa wajahaya loolan adag.
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal xooggan gelisay sidii Aadan Madoobe loogu soo saari lahaa kursiga.
Macnaha guud
Doorashadan ayaa ah mid saameyn ku yeelan karta jihada siyaasadeed ee dalka iyo xiriirka u dhexeeya Villa Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada.
“Dowladda Federaalka ay ka walaacsan tahay codbixinta qarsoodiga ah ee xildhibaannada.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan sida doorashadan ay u saameyn karto siyaasadda dalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa maanta looga madlan…
Magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa maanta looga madlan yahay doorashada Madaxweynaha maamulkaasi, iyadoo indhaha siyaasadda Soomaaliya ay ku soo jeedaan natiijada kasoo bixi doonta tartanka adag ee u dhexeeya musharaxiinta ugu cadcad.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee aan weli iska casilin xilkiisa, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa loo arkaa musharaxa ugu cadcad kursiga madaxtinimada Koonfur Galbeed, maadaama uu taageero muuqata ka helayo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo si weyn ugu lug leh abaabulka geeddi-socodka doorashada.
Aadan Madoobe ayaa waxa uu wajahaya loolankii ugu adkaa oo uga imanaya Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Siyaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan, kaas oo weli saameyn xooggan ku leh siyaasadda iyo beelaha dega deegaanada maamulkaasi.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.