Topic
koonfur
Warkasta is tracking koonfur across 24 reports from 7 sources. Recent coverage touches galbeed, afrika, and doorashada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Compare coverage on koonfur
- Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo
- Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed
- Bandow lagu soo Rogay Baydhabo Xilli Doorashada Hoggaanka Koonfur Galbeed ay ka Dhacayso
- Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta
- Malawi Oo Ku Biirtay Dalalka Muwaadiniintooda Ka Daadgureynaya Koonfur Afrika Xilli Ay Sii Kordhayaan Cabashooyinka Ajnabi-Naceybka
- Baydhabo oo Dagaal Kooban Ka Dib Degtay, Xilli Xiisadda Siyaasadeed ee Koonfur Galbeed Sii Kordhayso
Latest reporting

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo
PRETORIA, Koonfur Afrika – Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika, Mudane Aadam Isaaq, ayaa maanta si rasmi ah u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Koonfur Afrika, isagoo bilaabay howlaha diblomaasiyadeed ee uu ku matalayo Soomaaliya. Munaasabadda gudbinta waraaqaha aqoonsiga ayaa qeyb ka ah habraaca diblomaasiya

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed
Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11 Juun 2026 – Munaasabad lagu xil wareejinayo Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, madaxda dowlad gobolee

Baydhabo oo dooranaysa hoggaamiyaha Koonfur Galbeed
Baydhabo oo dooranaysa hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Baydhabo, 10 Juun 2026 – Doorashada hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS) ayaa hadda si toos ah uga socota magaalada Baydhabo, iyadoo 92 xildhibaan oo ka tirsan golaha doorashada ay hoolka ku sugan yihiin, waxaana tartanka ku jira laba musharax oo kala ah Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Cabdicasiis […] The post Baydha

Bandow lagu soo Rogay Baydhabo Xilli Doorashada Hoggaanka Koonfur Galbeed ay ka Dhacayso
BAYDHABA – Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay bandow laga hirgelinayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, iyadoo lagu wado inay ka dhacdo doorashada hoggaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. War-saxaafadeed kasoo baxay Taliska Booliiska ayaa lagu sheegay in tallaabadan looga gol leeyahay sugidda amniga iyo nabadgelyada guud ee magaalada, gaar ahaan in

Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta loo madlan yahay.
Magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa maanta looga madlan…

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada Koonfur Galbeed oo qodobo laysku hayo.
Doorashada Madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa gashay marxalad aad u xasaasi ah, iyadoo magaalada Baydhabo…
Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta
Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun 2026 – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdifitax Cali Mursal, ayaa maanta ka qayb galay Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, halkaas oo uu kaga wadaagay waayo-aragnimada dowlad goboleedka ee dhinacyada dowladaha hoose, la qabsiga saameynta abaaraha iyo horumarinta

Shariif Xasan oo ka walaacsan natiijada doorashada maamulka Koonfur Galbeed.
Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa muujiyay walaac xooggan oo ku saabsan…

Liiska musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la shaaciyey.
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta shaaciyay liiska saddex musharrax oo u…

Malawi Oo Ku Biirtay Dalalka Muwaadiniintooda Ka Daadgureynaya Koonfur Afrika Xilli Ay Sii Kordhayaan Cabashooyinka Ajnabi-Naceybka
Lilongwe – Dowladda Malawi ayaa ku dhawaaqday inay dhowaan billaabi doonto qorshe dib loogu soo celinayo muwaadiniinteeda doonaya inay ka baxaan Koonfur Afrika, iyadoo ay sii kordhayaan cabashooyinka la xiriira weerarro iyo hanjabaado lagu bartilmaameedsanayo muhaajiriinta Afrikaanka ah ee ku nool dalkaas. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Malawi ayaa lagu sheegay in […

Baydhabo oo Dagaal Kooban Ka Dib Degtay, Xilli Xiisadda Siyaasadeed ee Koonfur Galbeed Sii Kordhayso
Baydhabo (WDN) – Magaalada Baydhabo ayaa dib ugu soo laabatay deganaansho kaddib dagaal culus oo saaka aroortii ka qarxay gudaha magaalada, kaas oo dhex maray ciidamo daacad u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan xarunta gobolka Baay. Dagaalka oo socday in ka badan... The post Baydhabo oo Dagaal Ko

Baydhabo oo Lagu Dhaariyey Xubnaha Cusub ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed
Baydhabo – Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa lagu qabtay munaasabad lagu dhaarinayay xubnaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowladda Koonfur Galbeed. Munaasabadda dhaarinta waxaa ka qeyb galay Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, musharraxiinta u tartamaya xilka madaxtinnimada Koonfur Galbeed, mas’uuliyiin ka tirsan Dowladd
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay Saddexdii Xubnood ee Ka Dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed
Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Guddiga ayaa sheegay in xubnahan lagu doortay hannaan waafaqsan shuruucda iyo habraacyada doorashooyinka, iyadoo dhameystirka kuraastan uu qeyb ka yahay dadaallada lagu soo gabagabeynayo dhismaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbe

Muwaadiniinta dalalka Afrikaanka oo billaabay inay isaga baxaan dalka Koonfur Afrika kadib weeraro
Kooxdii ugu horreysay oo ka kooban 300 reer Ghana ah ayaa Arbacadii ka ambabaxday Koonfur Afrika iyagoo raacay diyaarad dib u celin ah oo ay ku tagayaan Accra, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ghana.

Xiliga la qabanayo doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la shaaciyay
Baydhabo (Caasimada Online) – Waxaa lagu dhawaaqay xiliga la qabanayo doorashooyinka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha uu si rasmi ah u mudeeyay doorashooyinkaasi. Jadwalka cusub ee uu soo bandhigay guddiga doorashooyinka ayaa ku cad in doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa la qaban doonaa 2-da June 2026,

Liiska xildhibaannada cusub ee baarlamaanka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo soohmdimaha ayaa shaaciyay liiska xubnaha ku guulaystay Golaha Wakiillada doorashadii isku-sidkanayd ee 10-kii bishan ka dhacday dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed. Xildhibaannada cusub ee baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa tiradoodu dhan tahay 92 xubnood, kuwaas oo intooda badan kasoo baxay xisbiga Caddaalad
Liiska xubnaha ku guuleystay baarlamaanka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay
Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa shaaciyay liiska xubnaha ku guulaystay xildhibaannada baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed, kuwaas oo 15 ka mid ah… Sii akhri

Rabshadaha ka dhanka ah ajaanibta Afrikaanka ah oo ku sii fidayá magaalooyinka waaweyn ee Koonfur Afrika
Pretoria – Waxaa dib u soo cusboonaaday, isla markaana si xowli ah magaalooyinka waaweyn ee dalka Koonfur Afrika uga sii fidayá dibadbaxyo iyo rabshado loogu soo horjeedo dadka ajaanibta ah ee qaaradda Afrika ka soo jeeda. Kacdoonkan oo ay horkacayaan kooxaha u ololeeya ka-hortagga soo-galootiga ayaa saameeyay amniga iyo ganacsiga magaalooyinka halbawlaha u ah dalkaas […]

Mas’uuliyiin uu horkacayo Hoggaamiyaha KMG Koonfur Galbeed oo Gargaar ka Daah-furay Diinsoor
Diinsoor – Wafdi uu hoggaaminayay Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehlinayeen Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Wasiirka Garg

Safiirka Cusub ee Soomaaliya u Magacawday Koonfur Afrika Oo Lagu Soo Dhaweeyay
Pretoria – Safiirka cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya u magacawday Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Adam Issak, ayaa si rasmi ah u gaaray dalka Koonfur Afrika, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay. Soo dhaweynta safiirka waxaa ka qeyb galay Safiirka Ururka Jaamacadda Carabta, Safiirka Dowladda Suudaan u fadhiya Koonfur Afrika, Safiir Ku-xigeenka Safaaradda oo […]

Hogaamiyaha KMG Koonfur Galbeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo degmada Diinsoor.
Diinsoor – Hogaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo uu wehliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay ayaa maanta safar shaqo ku gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Safarkan shaqo ayaa daaranaa u kuurgelidda xaaladaha guud ee degmada, gaar ahaan dhinacyada amniga, […

Urur Soomaaliyeed oo loo haysto in uu xaday astaanta qaranka Koonfur Afrika
Johannesburg (Caasimada Online) – Wasiirka Ciyaaraha, Farshaxanka iyo Dhaqanka ee Koonfur Afrika, Gayton McKenzie, ayaa amray baaritaan rasmi ah oo lagu sameeyo eedeymo sheegaya in Ururka Soomaalida ee Koonfur Afrika uu si sharci-darro ah u isticmaalay Astaanta Qaranka ee Koonfur Afrika, oo loo yaqaan Coat of Arms. Waaxda Ciyaaraha, Farshaxanka iyo Dhaqanka ayaa sheegtay in […] The pos

Digniin amni oo loo diray Soomaalida ku sugan Koonfur Afrika
Cape Town (Caasimada Online) – Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika ayaa soo saartay digniin amni oo ay u dirtay muwaadiniinta Soomaaliyeed, iyadoo ku boorisay inay muujiyaan taxaddar dheeraad ah kadib weeraradii u dambeeyay ee ku salaysnaa naceybka shisheeyaha, kuwaas oo lagu beegsaday muwaadiniinta u dhashay Afrika iyo Aasiya ee ku sugan qaybo ka ka […] The post Digniin amni oo lo

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Maamulka Koonfur Galbeed?
Baydhabo, May, 21, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed oo ka qabsoomay Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda amniga guud ee deegaanada Koonfur Galbeed, dardargelinta adeegyada bulshada, arimaha bini’addanim