Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday natiijo toddobaadyo la sugayey
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiDowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday natiijada kiis ku saabsanaa qof loo karantiilay xanuunka Ebola.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Waxaa intaas lagu daray in qofka la marsiiyey laba baaritaan oo cudurka Ebola ah.
- Warka ayaa intaa ku sii daray in Intii uu muwaadinku ku jiray karantiilka, uusan muujin wax calaamado ah oo la xiriira cudurka Ebola.
- “Wasaaradda Caafimaadka, iyadoo tixgelinaysa natiijooyinka labada baaritaan, dhammaystirka muddada dabagalka, xaaladda caafimaad ee muwaadinka iyo qüimeynta khatarta caafimaadka bulshada iyadoo la raacayo habraaca caalimaga ah xaqiijinta baaritaanada Cudurka , waxay go’aamisay in muwaadinka laga saaro karantiilka, iyadoo la raacayo habraacyada caafimaadka ee u degsan dalka iyo kan caalamiga ah.”ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.
- Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sidaasoo kale xaqiijisay in ilaa hadda an Soomaalia laga xaqiijin cuduka Ebola.
Sida ay sheegtay Jowhar
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa jawaabta dowladda ee suurtagalka ah ee khatarta caafimaad iyo tallaabooyinka la qaaday si loo hubiyo badbaadada bulshada ee ku saabsan Ebola.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadayo si looga hortago kiisaska Ebola ee dheeraad ah Soomaaliya?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Qofka la karantiilay ayaa loo karantiilay kaddib markii la ogaaday inuu xirir toos ah la yeshay qof qabay cudurka Ebola oo ku geriyooday dalka Kenya 5 Oktoobar 2026.
- Baaritanka kowaad ayaa lagu sameeyey gudaha Soomaliya halka kan labaadna loo diray dibadda.
- Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sidaasoo kale xaqiijisay in ilaa hadda an Soomaalia laga xaqiijin cuduka Ebola.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan kiis ku saabsanaa qof loo karantiilay xanuunka Ebola. Warsaxaafadeedka wasaaraddu soo saartay ayaa lagu sheegay in “iyadoo daba socota war-saxaafadeedkii ay soo saartay 12 Oktoobar 2026, waxay shacabka Soomaaliyeed la wadaagaysaa warbixintii ugu dambeysay ee ku saabsan muwaadinkii Soomaaliyeed ee la karantilay, kaddib markii la ogaaday inuu xirir toos ah la yeshay qof qabay cudurka Ebola oo ku geriyooday dalka Kenya 5 Oktoobar 2026” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.
Wasaaraddu waxay sheeegtay in 12 bishan October ay ku guuleysatay in si ‘badqab iyo sharaf leh loo karantiilo muwaadinka, iyadoo la geeyay Xarunta Karantiilka iyo Daaweynta Cudurka Ebola ee Isbitaalka Forlanini,”
Waxaa intaas lagu daray in qofka la marsiiyey laba baaritaan oo cudurka Ebola ah. Baaritanka kowaad ayaa lagu sameeyey gudaha Soomaliya halka kan labaadna loo diray dibadda.
Wasaaraddu waxay sheegtay in labada baaritaanba ay muujiyeen in muwaadinka laga waayay fayraska ‘Negative’
Warka ayaa intaa ku sii daray in Intii uu muwaadinku ku jiray karantiilka, uusan muujin wax calaamado ah oo la xiriira cudurka Ebola. Waxaa sidoo kale la dhammaystiray muddadii 21-ka.
“Wasaaradda Caafimaadka, iyadoo tixgelinaysa natiijooyinka labada baaritaan, dhammaystirka muddada dabagalka, xaaladda caafimaad ee muwaadinka iyo qüimeynta khatarta caafimaadka bulshada iyadoo la raacayo habraaca caalimaga ah xaqiijinta baaritaanada Cudurka , waxay go’aamisay in muwaadinka laga saaro karantiilka, iyadoo la raacayo habraacyada caafimaadka ee u degsan dalka iyo kan caalamiga ah.”ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.
Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sidaasoo kale xaqiijisay in ilaa hadda an Soomaalia laga xaqiijin cuduka Ebola.
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan, ayaa BBC-da u sheegay in wali wadaan howlaha feejignaanta iyo u toga haynta xaaladda.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday natiijada kiis ku saabsanaa qof loo karantiilay xanuunka Ebola. Qofka la karantiilay ayaa loo karantiilay kaddib markii la ogaaday inuu xirir toos ah la yeshay qof qabay cudurka Ebola oo ku geriyooday dalka Kenya.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday natiijada kiis ku saabsanaa qof loo karantiilay xanuunka Ebola.
- Qofka la karantiilay ayaa loo karantiilay kaddib markii la ogaaday inuu xirir toos ah la yeshay qof qabay cudurka Ebola oo ku geriyooday dalka Kenya 5 Oktoobar 2026.
- Baaritanka kowaad ayaa lagu sameeyey gudaha Soomaliya halka kan labaadna loo diray dibadda.
- Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sidaasoo kale xaqiijisay in ilaa hadda an Soomaalia laga xaqiijin cuduka Ebola.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid hay'adaha caafimaadka kale ama khubaro.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan aqoonsiga qofka.
Gunaanadka akhristaha
Dowladda Soomaaliya waxay si firfircoon u kormeeraysaa oo u maareyneysaa kiis suurtagal ah oo Ebola ah iyadoo aan la xaqiijin wax kiis ah oo dalka ka dhacay.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadayo si looga hortago kiisaska Ebola ee dheeraad ah Soomaaliya?
- Sidee dowladda u kormeeraysaa xaaladda caafimaad ee ka dib kiisaskan?
- Waa maxay habraacyada loo dejiyay si loo maareeyo kiisaska suurtagalka ah ee Ebola?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa jawaabta dowladda ee suurtagalka ah ee khatarta caafimaad iyo tallaabooyinka la qaaday si loo hubiyo badbaadada bulshada ee ku saabsan Ebola.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · soomaaliya · dowladda · toddobaadyo
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada