Topic
Warkasta is tracking dowladda across 28 reports from 8 sources. Recent coverage touches soomaaliya, diplomacy, and federaalka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weli diyaar u ah inay wada-hadal la yeelato mucaaradka si loo xalliyo khilaafaadka siyaasadeed ee ka taagan doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo sannadka soo socda iyo arrimaha dastuurka, ayuu sheegay Wasiirka Warfaafinta Cabdifataax Qaasim. Wasiirka oo wareysi siiyay mid ka mid ah warbaahinta Carabta ayaa sheegay […]
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wafdi u dirtay dalka Pakistan si ay uga faa’iideystaan khibradda dalkaas ee dhinaca aqoonsiga dijitaalka ah (Digital ID) iyo dhismaha kaabayaasha tiknoolajiyadda ee taageera adeegyada dowladda…

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Dowladda Fedwraalka Soomaaliya ayaa ku guul-darraysatay dhaqan-gelinta Dastuurka cusub ee keliga ku tahay, iyada oo ay maanta ku ekayd muddo lix bilood ah oo dowladdu horey u sheegtey in ay ku dhawangelinayso Dastuurkeeda. Xukuumadda DFS ayaa samayn weydey in ay kala saarto xilalka wasiirrada & xildhibaannada isku jira iyo mas’uuliyado […] The post Dowladda

Qaahira, Masar – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga 166-aad ee Golaha Jaamacadda Carabta, kaas oo ahaa mid heer wasiirro ah, laguna qabtay magaalada Qaahira ee dalka Masar. Kalfadhiga ayaa looga hadlay qadiyadda Falastiin, iyo arrimo la xiriira naba

Baydhabo ( Raxanreeb Online) Afhayeenkii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Xasan Maxamed Cabdi, ayaa ka hadlay doorka ay dhinacyada shisheeye ku yeelan karaan xaaladda siyaasadeed iyo amni ee deegaanada Koonfur Galbeed. Afhayeenka ayaa sheegay in dowladda federaalka ay garab ka heleyso dalal shisheeye. Waxa uunta intaas ku daray in taasi aysan beddeli karin xaqiiqda ah... The post Afhayeenkii hore
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay dib u soo noqoshada falalka budhcad-badeednimada ee ka socda xeebaha waqooyi-bari ee Soomaaliya, iyadoo ugu baaqday beesha caalamka inay iskaashi mideysan ka…

Sabti, 5, Sept 2026 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa maalmaha soo socda saxiixi kara heshiis lagu dhisayo Guddiga Hawlgalka Kala-guurka Dimuqraadiyadda (DTT), sida uu sheegay Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo hoggaaminaya xubnaha Nabad iyo Nolol ku metelaya wada-hadallada siyaasadeed. Qoraal uu ku soo qoray bartiisa X ayuu sheegay in dhinacyadu ay qarka [̷

Muqdisho — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah isaga fogeysay dhacdadii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, halkaas oo habeenkii hore lagu weeraray guri uu deganaa Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaan “General Mahad Shub.” War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa […]
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si dhow ula socota dhacdadii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, taas oo ka dhalatay guri ku yaalla degmadaas. War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda ayaa…

MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada qalabka sida ay waaberigii hore ee saaka ka hortageen weerar ka dhacay magaalada Baydhabo, kaas oo ay ku tilmaantay mid ay soo qaadeen koox ay dowladda ugu yeertay “Huwanta Argagixisada”. Qoraal ay dowladdu soo saartay ayaa lagu sheegay in ciidamada dowladda ay si adag uga […]

Washington (Caasimada Online) — Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Soomaaliya dib loogu dari doono warbixinnada dadweynaha ee nidaamka digniinta hore ee macluusha laga bilaabo bishan September, kadib markii dalka laga reebay laba qiimeyn oo waaweyn oo caalami ah oo lagu cabbiro baahida gargaarka cuntada. Soomaaliya, Afghanistan iyo Yemen ayaa ka maqnaa warbixintii ugu dambeysay ee […] The

Arbaco 2, Sep 2026 {HMC} Ukraine waxaa ka taagan xaalad aan caadi ahayn, hadda dagaalka Ruushka wuxuu soo muujiyay Ukraine inay ku dhawdahay dhammaan ciidankeeda inay lumisay, ka dib markii la arkay howlgallo ballaaran oo dhammaan dalka Ukraine ka socda oo lagu qabqabanayo qof kasta oo gaaray da’da uu dagaal ku gali karo. Hay’adda askareynta […] The post Dowladda Ukraine oo ku dhaw in ay lum

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sida wararka soo baxaya ay sheegayaan dowladda Turkiga ayaa la sheegay inay Soomaaliya u kordhisay taageerada dhinaca diyaaradaha dagaalka, xilli dalka uu ka taagan yahay muran siyaasadeed iyo amni oo sii xoogeysanaya. Arrintan ayaa ku soo aaday xilli Puntland iyo siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ay dowladda Federaalka ku eedeynayaan tallaabooyin ay ku... The post D

Khamiis 27 Aug 2026 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa Qatar kala heshiisay taageero la xiriirta dhismaha Akadeemiyadda Qaranka Soomaaliya, iyadoo heshiis is-afgarad ah (MoU) la filayo in dhawaan lala saxiixdo Qatar Leadership Centre (QLC). QLC waa xarun ku taalla Doha oo diiradda saarta horumarinta hoggaamiyeyaasha, tababarka madaxda iyo sare u qaadista awoodda hay’adaha dowladda. Xaruntu waxay [R

Arbaco 26 Aug 2026 {HMC} Wasiirro iyo xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Galmudug ayaa walaac ka muujiyay safarka Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, uu ku tagay degmada Dhinowda ee gobolka Mudug. Mas’uuliyiintan ayaa sheegay in booqashada Deni ay ku soo beegantay xilli xasaasi ah, ayna ka dhalan karto xiisad siyaasadeed iyo mid amni […] The post Mas’uuliyii

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee dowladda federaalka Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid ayaa maanta ku dhawaaqay in uu ka tanaasulay dhalasho uu… Sii akhri

Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarkii argagixiso ee loo adeegsaday diyaarado aan duuliye lahayn (drones) ee lagu bartilmaameedsaday Dekedda Damiietta ee Jamhuuriyadda Carabta Masar 29-kii Luulyo 2026, kaas oo sababay dab ka kacay laba markab isla markaana halis geliyay kaabeyaasha muhiimka ah ee dekedda. Dowladda Soomaaliya waxay garab taagan tahay Jamhuuriya

Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerar lagu qaaday masjidka barakeysan ee Al-Aqsa, kaas uu hoggaaminayay sarkaal Israa’iili ah… Sii akhri

Heshiiska iyo is-afgarad ayaa laga gaaray shirkii maalmahan uga socday magalada Bossaso dowladda, ganacsatada iyo shirkada DP World, sida uu… Sii akhri

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa amar ku bixiyay in muddo saddex maalmood ah hoos loo dhigo calanka,… Sii akhri

Waxaa maanta magaalada Boosaaso, gaar ahaan xarunta gobolka kulan ku yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Puntland iyo guddi ay iska… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay kulan ay shalay magaalada Muqdisho ku yeesheen xubno… Sii akhri

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarkii argagixisanimo ee lala beegsaday caasimadda Suuriya ee…

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ku gudaha jirto dadaallo suurtagelinaya in dadka jooga gudaha dalka ay dakhli ka sameyn… Sii akhri

Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somalia Xamse Cabdi…

Dowladda Puntland ayaa soo saartay War-saxaafadeed ay caddeyneyso mowqifkeeda ku aaddan maamulka kheyraadka badda iyo heshiisyada…

Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay Puntland ayaa soo saaray war-murtiyeed…

Munaasabadda sanad-guurada 250-aad ee Xorriyadda Mareykanka awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Dowladda iyo shacabka Mareykanka. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay qadarinayso saaxiibtinimada soo jireenka ah ee ka dhaxaysa labada dal, iyadoo u rajeysay Dowladda iyo shacabka M