Faah-faahinta dagaal maanta ka dhacay duleedka Beledweyne
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Dagaal ayaa maanta ka dhacay duleedka Beledweyne oo ay ku lug lahaayeen Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir, kaas oo ciidamada Macawiisleyda ka hor istaageen inuu gudaha u galo magaalada.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Macawiisleyda ay ka hortageen Xildhibaanka, iyaga oo ka hortegay inuu gudaha u galo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
- Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaal kooban uu ka dhacay goobta, isla markaana uu jiro khasaare kooban oo soo kala gaaray labada dhinac.
- “Waxaa maanta Beledweyne afaafkeeda hore markii laga war helay Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir inuu soo galaayo magaalada oo ah garabka Xasan Sheekh ka hortegay ciidamada deegaanka, waana lagu dagaalamay goobta,” ayuu yiri mid kamid ah dadka deegaanka.
- Xildhibaanka iyo wafdigiisa ayaa ka dagay garoonka Guriceel, kadibna waxay usoo gudbeen dhinaca gobolka Hiiraan oo ah deegaan doorashadiisa, balse ay ka taagan tahay xiisad culus.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin khasaaraha gaarka ah ee la sheegay in uu ka dhashay dagaalka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dagaal ayaa maanta ka dhacay duleedka Beledweyne oo ay ku lug lahaayeen Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir.
- Ciidamada Macawiisleyda ayaa ka hortageen Xildhibaanka inuu gudaha u galo magaalada Beledweyne.
- Dagaal kooban ayaa ka dhacay goobta, isla markaana uu jiro khasaare kooban oo soo kala gaaray labada dhinac.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Beledweyne (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shaqaaqo maanta ka dhacday afaafka hore ee magaalada Beledweyne, kadib markii uu halkaas gaaray Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, sidoo kalena xubin ka ah Xisbiga JSP ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Macawiisleyda ay ka hortageen Xildhibaanka, iyaga oo ka hortegay inuu gudaha u galo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaal kooban uu ka dhacay goobta, isla markaana uu jiro khasaare kooban oo soo kala gaaray labada dhinac.
“Waxaa maanta Beledweyne afaafkeeda hore markii laga war helay Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir inuu soo galaayo magaalada oo ah garabka Xasan Sheekh ka hortegay ciidamada deegaanka, waana lagu dagaalamay goobta,” ayuu yiri mid kamid ah dadka deegaanka.
Xildhibaanka iyo wafdigiisa ayaa ka dagay garoonka Guriceel, kadibna waxay usoo gudbeen dhinaca gobolka Hiiraan oo ah deegaan doorashadiisa, balse ay ka taagan tahay xiisad culus.
Xaaladda gobolka ayaa ah mid kacsan, iyada oo horay ay Beledweyne ugu dagaalameen ciidamada ammaanka iyo Macawiisleyda Xawaadle ee dhaq-dhaqaaqyada ka wada halkaasi.
Maalmo kahor ayay ahayd markii ciidanka Macawiisleyda ay gudaha u galeen garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif, taas oo keentay in la joojiyo duulimaadyada, lana xiro garoonka.
Beledweyne ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay ka taagneyd xiisad ka dhalatay tabasho beesha Xawaadle ka qabto dhismaha HirShabelle, waxaana magaalada ku sugan Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan iyo taliyihii hore e NISA, Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), kuwaas oo hoggaaminayo dhaq-dhaqaaqyada ka dhanka ah maamulka Cali Guudlaawe.
“
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dagaal ayaa maanta ka dhacay duleedka Beledweyne oo ay ku lug lahaayeen Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir, kaas oo ciidamada Macawiisleyda ka hor istaageen inuu gudaha u galo magaalada.
Qodobada muhiimka ah
- Dagaal ayaa maanta ka dhacay duleedka Beledweyne oo ay ku lug lahaayeen Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir.
- Ciidamada Macawiisleyda ayaa ka hortageen Xildhibaanka inuu gudaha u galo magaalada Beledweyne.
- Dagaal kooban ayaa ka dhacay goobta, isla markaana uu jiro khasaare kooban oo soo kala gaaray labada dhinac.
- Xaaladda gobolka ayaa ah mid kacsan, iyada oo horay ay Beledweyne ugu dagaalameen ciidamada ammaanka iyo Macawiisleyda.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan khasaare la sheegay.
- Jawaab ka timid ciidamada Macawiisleyda ama Xildhibaanka laguma darin maqaalka.
- Faahfaahinta ku saabsan macnaha guud ee dagaalka ma ahan mid la xaqiijiyay.
Gunaanadka akhristaha
Dagaal ka dhacay oo ay ku lug leeyihiin Xildhibaan Soomaaliyeed ayaa muujinaya xiisadaha socda ee Beledweyne.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin khasaaraha gaarka ah ee la sheegay in uu ka dhashay dagaalka?
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka ay qaadi doonaan mas'uuliyiintu ka dib dhacdadan?
- Sidee ayuu dagaalkani u saameyn doonaa xaaladda siyaasadeed ee Beledweyne?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · faah · beledweyne · duleedka
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada