Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Faahfaahin ka soo baxaysa weerar ay dad badan ku dhinteen dalka Niger
Jun 19 (Jowhar)-Soddon iyo shan qof ayaa ku dhimatay tiro kalana waa ku dhaawacantay ka dib markii rag hubeysan ay Khamiistii weerareen garoonka diyaaradaha ee ugu weyn Niger, sida ay saraakiishu sheegeen. Weerarkan oo ah kii labaad ee lagu qaado garoonkan wax ka yar muddo shan bilood ah, waxayna Wasaaradda difaaca Niger ay sheegtay in […]
Soddon iyo shan qof ayaa ku dhimatay weerar ay rag hubeysan ku qaadeen garoonka diyaaradaha ee ugu weyn Niger.
Maxaa la shaaciyey
- Weerarkan ayaa ah kii labaad ee lagu qaado garoonka diyaaradaha muddo shan bilood ah.
- Wasaaradda difaaca Niger ayaa sheegtay in dhimashada ay ka kooban tahay 22 oo dableydii weerararka soo qaaday ah, 11 askari, iyo laba qof oo rayid ah.
- Mas'uuliyadda weerarka ayaa waxaa sheegtay garabka Al-Qaacida ee Jamaacada Nusrat al-Islam wal-Muslimin (JNIM).
Macnaha guud
Niger ayaa muddo toban sano ah la dagaalameysay Koox Islaami ah.
“Weerarkan oo ah kii labaad ee lagu qaado garoonkan wax ka yar muddo shan bilood ah.”
Sababta ay muhiim u tahay: Weerarkan ayaa muujinaya khatarta joogtada ah ee ka jirta Niger iyo saameynta ay ku leedahay amniga gobolka.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Jun 19 (Jowhar)-Soddon iyo shan qof ayaa ku dhimatay tiro kalana waa ku dhaawacantay ka dib markii rag hubeysan ay Khamiistii weerareen garoonka diyaaradaha ee ugu weyn Niger, sida ay saraakiishu sheegeen.
Weerarkan oo ah kii labaad ee lagu qaado garoonkan wax ka yar muddo shan bilood ah, waxayna Wasaaradda difaaca Niger ay sheegtay in dhimashada ay ka kooban tahay 22 oo dableydii weerararka soo qaaday ah, 11 askari, iyo laba qof oo rayid ah.
Mas’uuliyadda weerarka ayaa waxaa sheegtay garabka Al-Qaacida ee Jamaacada Nusrat al-Islam wal-Muslimin (JNIM).
Niger ayaa muddo toban sano ah la dagaalameysay Koox Islaami ah, bishii Jannaayo, urur xiriir la leh kooxda Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar lagu qaaday isla garoonka diyaaradaha.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.