Topic
Warkasta is tracking niger across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches dad, diyaaradaha, and faahfaahin, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Jun 19 (Jowhar)-Soddon iyo shan qof ayaa ku dhimatay tiro kalana waa ku dhaawacantay ka dib markii rag hubeysan ay Khamiistii weerareen garoonka diyaaradaha ee ugu weyn Niger, sida ay saraakiishu sheegeen. Weerarkan oo ah kii labaad ee lagu qaado garoonkan wax ka yar muddo shan bilood ah, waxayna Wasaaradda difaaca Niger ay sheegtay in […]

Ciidamada amniga ee Niger ayaa rasaas saacado badan socotay la beegsaday dabley hubeysan oo soo weeraray garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee ugu weyn dalka.