Fal-celin aan caadi ahayn oo ka dhalatay guusha Ilhaan Cumar
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiIlhaan Cumar ayaa ku guuleysatay kursiga Golaha Wakiillada Mareykanka ee degmada shanaad ee gobolka Minnesota kadib doorashadii Talaadadii, sida ay shaaciyeen natiijooyinka horudhaca ah.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Shabakadda VoteHub ee la socota doorashooyinka Mareykanka ayaa Ilhaan Cumar u aqoonsatay musharraxa la saadaaliyey inuu ku guuleystay tartanka, taas oo u gogol xaareysa inay markii shanaad matasho degmada ay ku xooggan yihiin taageerayaasha xisbiga Dimuqraadiga.
- Ilhaan Cumar ayaa doorashada la tartameysay John Nagel oo ka socday xisbiga Jamhuuriga, iyo DeVelle Jackson oo ahaa musharrax madax-bannaan.
- Guusha ayaa timid xilli ay weli socoto tirinta codadka doorashada, iyadoo natiijada kama dambaysta ah ay tahay mid ay xaqiijin doonaan mas’uuliyiinta doorashooyinka gobolka Minnesota.
- Sidoo kale, doorashadan ayaa ku soo aaday xilli Ilhaan Cumar ay weli ka mid tahay siyaasiyiinta sida adag u dhaliila madaxweyne Donald Trump iyo siyaasadaha maamulkiisa, gaar ahaan kuwa la xiriira socdaalka iyo dadka soo-galootiga ah.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doontaa xaqiijinta kama dambaysta ah ee natiijooyinka doorashada?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ilhaan Cumar ayaa ku guuleysatay kursiga Golaha Wakiillada Mareykanka ee degmada shanaad ee gobolka Minnesota.
- Ilhaan Cumar ayaa doorashada la tartameysay John Nagel oo ka socday xisbiga Jamhuuriga, iyo DeVelle Jackson oo ahaa musharrax madax-bannaan.
- natiijada kama dambaysta ah ay tahay mid ay xaqiijin doonaan mas’uuliyiinta doorashooyinka gobolka Minnesota.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Minneapolis (Caasimada Online) – Fal-celin aan caadi ahayn ayaa ka dhalatay guusha ay xaqiijisay Xildhibaan Ilhaan Cumar oo mar kale ku guuleysatay kursiga Golaha Wakiillada Mareykanka ee degmada shanaad ee gobolka Minnesota, kadib doorashadii Talaadadii ka dhacday dalkaasi, sida ay shaaciyeen natiijooyinka horudhaca ah.
Shabakadda VoteHub ee la socota doorashooyinka Mareykanka ayaa Ilhaan Cumar u aqoonsatay musharraxa la saadaaliyey inuu ku guuleystay tartanka, taas oo u gogol xaareysa inay markii shanaad matasho degmada ay ku xooggan yihiin taageerayaasha xisbiga Dimuqraadiga.
Ilhaan Cumar ayaa doorashada la tartameysay John Nagel oo ka socday xisbiga Jamhuuriga, iyo DeVelle Jackson oo ahaa musharrax madax-bannaan.
Guusha ayaa timid xilli ay weli socoto tirinta codadka doorashada, iyadoo natiijada kama dambaysta ah ay tahay mid ay xaqiijin doonaan mas’uuliyiinta doorashooyinka gobolka Minnesota.
Sidoo kale, doorashadan ayaa ku soo aaday xilli Ilhaan Cumar ay weli ka mid tahay siyaasiyiinta sida adag u dhaliila madaxweyne Donald Trump iyo siyaasadaha maamulkiisa, gaar ahaan kuwa la xiriira socdaalka iyo dadka soo-galootiga ah. Ilhaan ayaa muddo dheer wajahaysay weerarro siyaasadeed oo uga imaanayey Trump iyo xubno ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, kuwaas oo marar badan dood ka dhigay mowqifyadeeda siyaasadeed iyo hadalladeeda ku saabsan siyaasadda gudaha iyo dibadda Mareykanka.
Haddaba sidee looga fal-celiyay guusha Ilhaan Cumar?
Zakariye Axmed: “Soomaalinimada ayaa nagu filan ee qof kasta oo Soomaali ah sidaas iyo si lamid ah ha loola shaqeeyo, iyadoon la eegeyn haybtiisa”.
Cabdullahi Maxamed: “Boqoraddu madaxay kaga istaagtay odaygii taagta darnaa ee Donald Trump”.
Maariya Cabdi: “Naag somaliyedd oo Trump meel saartay Hampalyo”.
Jaamac Garyare: “Inantaa yar baa madxweynihii dalka adduunka ugu miisaanka weyn haystay, cunaha qabatay hambalyo ina ader”.
Khadar Barkhadle: “Qoftaan rag baa la dhashay Soomaali la dhaho waa laandheere cidna aan ka haybaysan guulayso wll Ilhaan Cumar”.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ilhaan Cumar ayaa ku guuleysatay kursiga Golaha Wakiillada Mareykanka ee degmada shanaad ee gobolka Minnesota kadib doorashadii Talaadadii, sida ay shaaciyeen natiijooyinka horudhaca ah.
Qodobada muhiimka ah
- Ilhaan Cumar ayaa ku guuleysatay kursiga Golaha Wakiillada Mareykanka ee degmada shanaad ee gobolka Minnesota.
- Ilhaan Cumar ayaa doorashada la tartameysay John Nagel oo ka socday xisbiga Jamhuuriga, iyo DeVelle Jackson oo ahaa musharrax madax-bannaan.
- natiijada kama dambaysta ah ay tahay mid ay xaqiijin doonaan mas’uuliyiinta doorashooyinka gobolka Minnesota.
- Ilhaan Cumar ay weli ka mid tahay siyaasiyiinta sida adag u dhaliila madaxweyne Donald Trump iyo siyaasadaha maamulkiisa.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan natiijooyinka doorashada.
- Lama helin jawaab ka timid tartamayaasha kale ama siyaasiyiin kale.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay natiijooyinka horudhaca ah iyo bayaannada shabakadda VoteHub.
Gunaanadka akhristaha
Guusha Ilhaan Cumar waxay muujineysaa taageerada ay ku leedahay degmadaheeda inkastoo caqabado siyaasadeed.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doontaa xaqiijinta kama dambaysta ah ee natiijooyinka doorashada?
- Sidee guusha Ilhaan Cumar u saameyn doontaa xirfaddeeda siyaasadeed?
- Maxay yihiin jawaabaha ka imaanaya tartamayaasheeda ee ku saabsan natiijada doorashada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · ilhaan · celin · guusha
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada