Fal-celin aan caadi ahayn oo ka dhalatay tallaabo uu maanta qaaday Xasan
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMadaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galay dhaarinta guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan, taasoo dhalisay fal-celin aan caadi ahayn.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayMadaxweynaha ayaa 4-tii bishan Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, isaga oo xilka ka qaaday Baashe Yuusuf Axmed.
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabadda ka jeediyay hadal kooban, isaga oo kula dardaarmay guddoomiyaha Maxkamadda Sare in uu si hufan, daacadnimo iyo xilkasnimo leh u guto waajibaadka dastuuriga ah ee loo igmaday, waxaa kale oo uu adkeeyey muhiimadda ay leedahay ilaalinta madax-bannaanida garsoorka, dhowrista sharciga iyo xaqiijinta caddaalad loo siman yahay.
- Si kastaba, ha’ahaatee, tallaabadan ayaa abuurtay khilaaf horleh, kadib markii xilka qaadista uu ka horyimid guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare, kaas oo sharci darro ku tilmaamay tallaabada uu qaaday Madaxweynaha, isaga oo sidoo kale ku dooday in xilka qaadista lagu sameeyay ay baalmarsan tahay mabaadi’da dastuuriga ah ee sarreynta sharciga, kala sarreynta awoodaha laamaha dowladdda, iyo madaxbannaanida Garsoorka dalka.
- Haddaba sidee loo fal-celiyay tallaabada uu maanta qaaday Xasan Sheekh?
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin cabashooyinka gaarka ah ee ay soo jeediyeen garsoorayaasha iyo xirfadlayaasha sharciga?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galay dhaarinta guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan.
- Madaxweynaha ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay ilaalinta madax-bannaanida garsoorka, dhowrista sharciga iyo xaqiijinta caddaalad loo siman yahay.
- Madaxweynaha ayaa 4-tii bishan Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, isaga oo xilka ka qaaday Baashe Yuusuf Axmed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Fal-celin aan caadi ahayn ayaa ka dhalatay tallaabo uu maanta qaaday Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii uu ka qayb-galay dhaarinta guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan, kadib munaasabad ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Qaranka.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabadda ka jeediyay hadal kooban, isaga oo kula dardaarmay guddoomiyaha Maxkamadda Sare in uu si hufan, daacadnimo iyo xilkasnimo leh u guto waajibaadka dastuuriga ah ee loo igmaday, waxaa kale oo uu adkeeyey muhiimadda ay leedahay ilaalinta madax-bannaanida garsoorka, dhowrista sharciga iyo xaqiijinta caddaalad loo siman yahay.
Madaxweynaha ayaa 4-tii bishan Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, isaga oo xilka ka qaaday Baashe Yuusuf Axmed. Go’aanka madaxweynaha ayaa yimid kadib markii uu tixgeliyey cabashooyin ka yimid garsoorayaasha dalka, hawl-wadeennada garsoorka iyo xirfadlayaasha sharciga, kuwaas oo la xiriiray baahida loo qabo hagaajinta nidaamka garsoorka, sida ay sheegtay Madaxtooyada Soomaaliya.
Si kastaba, ha’ahaatee, tallaabadan ayaa abuurtay khilaaf horleh, kadib markii xilka qaadista uu ka horyimid guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare, kaas oo sharci darro ku tilmaamay tallaabada uu qaaday Madaxweynaha, isaga oo sidoo kale ku dooday in xilka qaadista lagu sameeyay ay baalmarsan tahay mabaadi’da dastuuriga ah ee sarreynta sharciga, kala sarreynta awoodaha laamaha dowladdda, iyo madaxbannaanida Garsoorka dalka.
Haddaba sidee loo fal-celiyay tallaabada uu maanta qaaday Xasan Sheekh?
Cabdulqaadir Maxamuud: “Ninkii lahaa JSP haloo codeeyo miyaa ka dhigatay guddoomiye maxkamadeed sidee ummadda ugu xaqsooraya nin shalay adi kuu ololeynayay? “.
Zakariye Maxamed Isticmaar: “Madaxweyne guddoomiyaha cusub xubinimada JSP maka tanaasulay?”.
Amiin Cali Maxamed: “Maxaa laga dhaarinaa ileen isagaa meesha keensaday oo dantiisa gaarka ku qabsanaayo”.
Xuseen Xasan “Guddoomiyaha maxkamadda sare, horta yaa dhaarin kara sharciyan?”.
Ciise Cige: “Guddoomiyuhu talow asago arkaayo xaaladda ka jirta waddanka muxu uu aqbalay xilkaasi adag”.
Maxamed Jaabir: “Waa dhaarin siyaasadeysan wixii lagu dhisaa dano gaar ah maalin uunbey burburayaan”.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galay dhaarinta guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan, taasoo dhalisay fal-celin aan caadi ahayn.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galay dhaarinta guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan.
- Madaxweynaha ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay ilaalinta madax-bannaanida garsoorka, dhowrista sharciga iyo xaqiijinta caddaalad loo siman yahay.
- Madaxweynaha ayaa 4-tii bishan Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, isaga oo xilka ka qaaday Baashe Yuusuf Axmed.
- tallaabadan ayaa abuurtay khilaaf horleh, kadib markii xilka qaadista uu ka horyimid guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare, kaas oo sharci darro ku tilmaamay tallaabada uu qaaday Madaxweynaha.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ka yimid guddoomiyihii hore ee Maxkamadda ama dhinacyada kale ee ku lugta leh khilaafka.
- Eedeymaha ku saabsan sharci darro ku tilmaamidda xilka qaadista waxaa lagu xusay guddoomiyihii hore iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan cabashooyinka la xusay.
Gunaanadka akhristaha
Magacaabista guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare ayaa dhalisay khilaaf ku saabsan madax-bannaanida garsoorka Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin cabashooyinka gaarka ah ee ay soo jeediyeen garsoorayaasha iyo xirfadlayaasha sharciga?
- Sidee ayey magacaabistan u saameyn doontaa nidaamka garsoorka Soomaaliya?
- Maxay tallaabooyin kale qaadi doonaan guddoomiyihii hore ama taageerayaashiisa?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · dhalatay · xasan · tallaabo
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada