Galmudug oo marti-gelinaysa Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Galmudug ayaa marti-gelinaysa Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya (CHF) oo lagu qaban doono Dhuusamareeb, si rasmi ahna u furmaya 26-ka Nofeembar 2026.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wafdiga SoDMA waxaa magaalada ku soo dhaweeyay wasiirro ka tirsan Galmudug, mas’uuliyiin ka socday maamulka gobolka iyo degmada Dhuusamareeb iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
- Shirka ayaa si rasmi ah u furmaya 26-ka Nofeembar 2026, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka socda dowladda federaalka, dowlad-goboleedyada, hay’adaha samafalka iyo bah-wadaagta arrimaha bani’aadanimada.
- Madasha sanadkan ayaa halku-dhiggeedu yahay “U Diyaargarowga Musiibooyinka iyo Dhisidda u Adkeysiga, Xoojinta Gurmadka, Sugnaanta Biyaha iyo La-qabsiga Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya”.
- Ajandaha shirka ayaa diiradda lagu saari doonaa xaaladda bani’aadanimada ee Soomaaliya, diyaar-garowga iyo wax ka qabashada musiibooyinka, sugnaanta biyaha iyo xoojinta awoodda bulshada ee la tacaalidda saameynta isbeddelka cimilada.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo shirka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya (CHF) ayaa lagu qaban doonaa Dhuusamareeb 26-ka Nofeembar 2026.
- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb.
- Ajandaha shirka ayaa diiradda lagu saari doonaa xaaladda bani’aadanimada ee Soomaaliya, diyaar-garowga iyo wax ka qabashada musiibooyinka, sugnaanta biyaha iyo xoojinta awoodda bulshada ee la tacaalidda saameynta isbeddelka cimilada.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
DHUUSAMAREEB, Soomaaliya — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo lagu qabanayo Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya (Country Humanitarian Forum – CHF).
Wafdiga SoDMA waxaa magaalada ku soo dhaweeyay wasiirro ka tirsan Galmudug, mas’uuliyiin ka socday maamulka gobolka iyo degmada Dhuusamareeb iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Shirka ayaa si rasmi ah u furmaya 26-ka Nofeembar 2026, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka socda dowladda federaalka, dowlad-goboleedyada, hay’adaha samafalka iyo bah-wadaagta arrimaha bani’aadanimada.
Madasha sanadkan ayaa halku-dhiggeedu yahay “U Diyaargarowga Musiibooyinka iyo Dhisidda u Adkeysiga, Xoojinta Gurmadka, Sugnaanta Biyaha iyo La-qabsiga Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya”. Ajandaha shirka ayaa diiradda lagu saari doonaa xaaladda bani’aadanimada ee Soomaaliya, diyaar-garowga iyo wax ka qabashada musiibooyinka, sugnaanta biyaha iyo xoojinta awoodda bulshada ee la tacaalidda saameynta isbeddelka cimilada.
Kulanka ayaa sidoo kale fursad u noqonaya dowladda, dowlad-goboleedyada iyo hay’adaha samafalka inay ka wada hadlaan sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo isku-duwidda gurmadka bani’aadanimada, gaar ahaan xilliyada ay dalka ka dhacaan abaaro, fatahaado iyo musiibooyin kale. Guddoomiyaha SoDMA, Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa uga mahadceliyay madaxda iyo shacabka Galmudug soo dhaweynta ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa, isagoo sidoo kale bogaadiyay doorka maamulka Galmudug ee martigelinta iyo qabanqaabada shirka.
Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya ayaa ku soo beegmaya xilli ay muhiim tahay in la xoojiyo diyaar-garowga musiibooyinka, sugnaanta biyaha iyo awoodda hay’adaha dowladda iyo bulshada ee ka jawaabista xaaladaha degdegga ah.
Wafdiga SoDMA waxaa magaalada ku soo dhaweeyay wasiirro ka tirsan Galmudug, mas’uuliyiin ka socday maamulka gobolka iyo degmada Dhuusamareeb iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Shirka ayaa si rasmi ah u furmaya 26-ka Nofeembar 2026, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka socda dowladda federaalka, dowlad-goboleedyada, hay’adaha samafalka iyo bah-wadaagta arrimaha bani’aadanimada.
Madasha sanadkan ayaa halku-dhiggeedu yahay “U Diyaargarowga Musiibooyinka iyo Dhisidda u Adkeysiga, Xoojinta Gurmadka, Sugnaanta Biyaha iyo La-qabsiga Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya”.
Ajandaha shirka ayaa diiradda lagu saari doonaa xaaladda bani’aadanimada ee Soomaaliya, diyaar-garowga iyo wax ka qabashada musiibooyinka, sugnaanta biyaha iyo xoojinta awoodda bulshada ee la tacaalidda saameynta isbeddelka cimilada.
Kulanka ayaa sidoo kale fursad u noqonaya dowladda, dowlad-goboleedyada iyo hay’adaha samafalka inay ka wada hadlaan sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo isku-duwidda gurmadka bani’aadanimada, gaar ahaan xilliyada ay dalka ka dhacaan abaaro, fatahaado iyo musiibooyin kale.
Guddoomiyaha SoDMA, Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa uga mahadceliyay madaxda iyo shacabka Galmudug soo dhaweynta ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa, isagoo sidoo kale bogaadiyay doorka maamulka Galmudug ee martigelinta iyo qabanqaabada shirka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Galmudug ayaa marti-gelinaysa Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya (CHF) oo lagu qaban doono Dhuusamareeb, si rasmi ahna u furmaya 26-ka Nofeembar 2026.
Qodobada muhiimka ah
- Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya (CHF) ayaa lagu qaban doonaa Dhuusamareeb 26-ka Nofeembar 2026.
- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb.
- Ajandaha shirka ayaa diiradda lagu saari doonaa xaaladda bani’aadanimada ee Soomaaliya, diyaar-garowga iyo wax ka qabashada musiibooyinka, sugnaanta biyaha iyo xoojinta awoodda bulshada ee la tacaalidda saameynta isbeddelka cimilada.
- Kulanka ayaa sidoo kale fursad u noqonaya dowladda, dowlad-goboleedyada iyo hay’adaha samafalka inay ka wada hadlaan sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo isku-duwidda gurmadka bani’aadanimada.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Faahfaahinta ku saabsan ka qaybgalayaasha gaarka ah ama natiijooyinka shirka lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Galmudug ayaa diyaarinaysa martigelinta shirka bani’aadanimada oo ka hadlaya arrimo muhiim ah oo ka jira Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo shirka?
- Yaa ah ka qaybgalayaasha la xaqiijiyay ee ka socda dowladda federaalka iyo hay’adaha samafalka?
- Sidee ayay doodaha u saameyn doonaan dadaallada samafal ee mustaqbalka Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · humanitarian · humanitarian · shirka · galmudug
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada