Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe
Taliyaha ciidamada Danab Gen. Jimcaale Jaamac Takar ayaa caawa soo gaaray magaalada Garoowe, kaddib markii xubno ka tirsan guddiga dhexdhexaadinayay… Sii akhri
Taliyaha ciidamada Danab Gen. Jimcaale Jaamac Takar ayaa caawa soo gaaray magaalada Garoowe.
Maxaa la shaaciyey
- Gen. Jimcaale ayaa yimid Garoowe kaddib markii xal laga gaaray xiisad la xiriirta imaanshihiisa.
- Wadahadalka u socda Gen. Jimcaale iyo dowladda Puntland ayaa ka garwadeen waxgarad ka tirsan gobolka Nugaal.
- Ma cadda in Gen. Jimcaale uu la wada shaqayn doono Puntland iyo dowladda federaalka.
Macnaha guud
Xiisad ayaa ka taagnayd Garoowe kaddib markii Gen. Jimcaale uu ka soo baxay magaalada Laascaanood.
“Puntland aaminsan tahay in loo magacaabay taliyaha qaybta 54-aad ee ciidamada xoogga dalka.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan isbedelada ku saabsan hogaaminta ciidamada iyo xaaladaha amni ee Puntland.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Taliyaha ciidamada Danab Gen. Jimcaale Jaamac Takar ayaa caawa soo gaaray magaalada Garoowe, kaddib markii xubno ka tirsan guddiga dhexdhexaadinayay isaga iyo dowladda Puntland ka soo ka xeeyeen magaalada Laascaanood.
Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa Garoowe ka taagnayd xiisad la xiriirta imaanshaha Gen. Jimcaale, balse ugu dambayn xal ayaa laga gaaray arrintaas.
Wadahal aan weli dhammaan ayaa u socda Gen. Jimcaale iyo dowladda Puntland, kaas oo ay ka garwadeen ka yihiin qaar ka mid ah waxgaradka gobolka Nugaal. Ma cadda in taliye Jimcaale uu la wada shaqayn doono Puntland & dowladda federaalka iyo in uu mid u go’i doono.
Gen. Jimcaale wuxuu dhawaan magaalada Muqdisho kula kulmay madaxda sare ee federaalka, waxayna Puntland aaminsan tahay in loo magacaabay taliyaha qaybta 54-aad ee ciidamada xoogga dalka.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.