Topic
Warkasta is tracking gen across 5 reports from 2 sources. Recent coverage touches jimcaale, ciidanka, and dhiibay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Sabti 15 Aug 2025 {HMC}Gen. Jimcaale Jaamac Takar, oo hoggaamiya ciidamada Danab ee ku sugan xerada Ligle ee magaalada Garoowe, ayaa ugu dambayn aqbalay inuu dib ugu soo laabto ciidamada Difaaca Puntland, kadib wadahadallo muddo socday oo dhexmaray dhinacyada. Gen. Jimcaale ayaa la sheegay inuu ka tanaasulay go’aankii uu ugu biiray dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo […] The post Gen. Gen

Waxaa weli go’aankoodii federaalka ka tanaasulin ciidanka Danab ee hoggaamiyo Gen. Jimcaale Jaamac Takar, kuwaas oo saldhigoodu yahay magaalada caasimadda… Sii akhri

Ciidanka uu hoggaamiyo Gen. Jimcaale Jaamac Takar ee Danab ayaa ka digay weerar ay Puntland ku qaado ciidanka PSF. War-saxaafadeed… Sii akhri

Gen. Jimcaale Jaamac Takar oo habeen hore yimid magaalada Garoowe ayaa saaka tegay xerada Ligle oo xarunta u ah ciidanka… Sii akhri

Taliyaha ciidamada Danab Gen. Jimcaale Jaamac Takar ayaa caawa soo gaaray magaalada Garoowe, kaddib markii xubno ka tirsan guddiga dhexdhexaadinayay… Sii akhri