Golaha Iskaashiga Khaliijka oo cambaareeyay hadallo ka dhan ah Imaaraadka
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Golaha Iskaashiga Khaliijka ayaa cambaareeyay hadallo ka dhan ah Imaaraadka Carabta, kuwaas oo lagu tilmaamay kuwo aan mas’uuliyad ku dhisnayn iyo olole warbaahineed oo lagu bartilmaameedsanayo Imaaraadka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Bayaan lagu baahiyay bogga rasmiga ah ee Golaha Iskaashiga Khaliijka ayuu Al-Budeywi ku sheegay in Imaaraadka Carabta uu door weyn ka qaatay xoojinta amniga iyo xasilloonida, iyo dhiirrigelinta wada-hadallada u dhexeeya dalalka.
- MartigelintaWaxa uu tusaale u soo qaatay martigelinta Imaaraadka ee wareeggii ugu dambeeyay ee wada-hadallada Ruushka iyo Ukraine, isaga oo sheegay in tallaabadaasi muujinayso doorka Imaaraadka ee raadinta nabadda iyo xasilloonida heer gobol iyo heer caalami.
- Al-Budeywi ayaa intaa ku daray in eedeymaha ka dhanka ah Imaaraadka ay wiiqayaan dadaallada dalkaasi ugu jiro xoojinta wada-hadalka iyo iskaashiga gobolka iyo caalamka.
- Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga Khaliijka ayaa sidoo kale sheegay in dalalka xubnaha ka ah golaha ay sii wadi doonaan dadaalladooda ku aaddan xoojinta amniga, xasilloonida iyo horumarka, isla markaana ay si adag uga soo horjeedaan olole kasta oo warbaahineed oo lagu waxyeellaynayo sumcadda dal ka tirsan golaha.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka, taasoo saameyn ku yeelan karta xiriirka diblomaasiyadeed iyo xasilloonida gobolka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin hadallada gaarka ah ee Golaha Iskaashiga Khaliijka cambaareeyay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Golaha Iskaashiga Khaliijka ayaa cambaareeyay hadallo ka dhan ah Imaaraadka Carabta.
- Jaasim Maxamed Al-Budeywi ayaa sheegay in Imaaraadka Carabta uu door weyn ka qaatay xoojinta amniga iyo xasilloonida.
- Al-Budeywi ayaa intaa ku daray in eedeymaha ka dhanka ah Imaaraadka ay wiiqayaan dadaallada dalkaasi ugu jiro xoojinta wada-hadalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO – Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga Khaliijka, Jaasim Maxamed Al-Budeywi, ayaa cambaareeyay hadallo uu ku tilmaamay kuwo aan mas’uuliyad ku dhisnayn iyo olole warbaahineed oo lagu bartilmaameedsanayo Imaaraadka Carabta, kuwaas oo uu sheegay inay wadaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya.
Bayaan lagu baahiyay bogga rasmiga ah ee Golaha Iskaashiga Khaliijka ayuu Al-Budeywi ku sheegay in Imaaraadka Carabta uu door weyn ka qaatay xoojinta amniga iyo xasilloonida, iyo dhiirrigelinta wada-hadallada u dhexeeya dalalka.
Waxa uu tusaale u soo qaatay martigelinta Imaaraadka ee wareeggii ugu dambeeyay ee wada-hadallada Ruushka iyo Ukraine, isaga oo sheegay in tallaabadaasi muujinayso doorka Imaaraadka ee raadinta nabadda iyo xasilloonida heer gobol iyo heer caalami.
Al-Budeywi ayaa intaa ku daray in eedeymaha ka dhanka ah Imaaraadka ay wiiqayaan dadaallada dalkaasi ugu jiro xoojinta wada-hadalka iyo iskaashiga gobolka iyo caalamka.
Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga Khaliijka ayaa sidoo kale sheegay in dalalka xubnaha ka ah golaha ay sii wadi doonaan dadaalladooda ku aaddan xoojinta amniga, xasilloonida iyo horumarka, isla markaana ay si adag uga soo horjeedaan olole kasta oo warbaahineed oo lagu waxyeellaynayo sumcadda dal ka tirsan golaha.
Dhanka kale, Imaaraadka Carabta ayaa dhaleeceeyay go’aanka dowladda Soomaaliya ay safiirkeeda uga ceyrisay dalka, iyaga oo tallaabadaas ku tilmaamay mid aan sabab lahayn oo muujinaysa cadaawad.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa isaguna Imaaraadka ku eedeeyay inuu taageero maamullada gobollada ee ka soo horjeeda dowladda federaalka ee fadhigeedu yahay Muqdisho.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Golaha Iskaashiga Khaliijka ayaa cambaareeyay hadallo ka dhan ah Imaaraadka Carabta, kuwaas oo lagu tilmaamay kuwo aan mas’uuliyad ku dhisnayn iyo olole warbaahineed oo lagu bartilmaameedsanayo Imaaraadka. Jaasim Maxamed Al-Budeywi ayaa adkeeyay doorka weyn ee Imaaraadka ee xoojinta amniga iyo xasilloonida.
Qodobada muhiimka ah
- Golaha Iskaashiga Khaliijka ayaa cambaareeyay hadallo ka dhan ah Imaaraadka Carabta.
- Jaasim Maxamed Al-Budeywi ayaa sheegay in Imaaraadka Carabta uu door weyn ka qaatay xoojinta amniga iyo xasilloonida.
- Al-Budeywi ayaa intaa ku daray in eedeymaha ka dhanka ah Imaaraadka ay wiiqayaan dadaallada dalkaasi ugu jiro xoojinta wada-hadalka.
- Imaaraadka Carabta ayaa dhaleeceeyay go'aanka dowladda Soomaaliya ay safiirkeeda uga ceyrisay dalka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dowladda Soomaaliya ee ku aaddan eedeymaha.
- Eedeymaha Golaha Iskaashiga Khaliijka ma ahan kuwo madax-bannaan oo la xaqiijiyay.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan hadallada gaarka ah ee la cambaareeyay.
Gunaanadka akhristaha
Golaha Iskaashiga Khaliijka ayaa si dadban u cambaareeyay hadallo ka dhan ah Imaaraadka, isagoo adkeeyay doorkiisa amniga gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin hadallada gaarka ah ee Golaha Iskaashiga Khaliijka cambaareeyay?
- Sidee ayey dowladda Soomaaliya uga jawaabi doontaa dhaleeceynta Imaaraadka?
- Maxay noqon doontaa saameynta xaaladdan ee xiriirka UAE-Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha socda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka, taasoo saameyn ku yeelan karta xiriirka diblomaasiyadeed iyo xasilloonida gobolka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · hadallo · golaha · iskaashiga
Sii akhri
- Golaha Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanka Puntland oo cambaareeyay go’aankii Garoowe looga mamnuucay shirarka siyaasadeed
Puntland Post
- Golaha Wasiirrada oo go’aanno ka soo saaray weerarrada qaawan ee Imaaraatka ku hayo Soomaaliya
Shabelle Media
- Soomaaliya iyo Algeria oo ka wada hadlay iskaashiga horumarinta xirfadaha farsamada gacanta
Shabelle Media