Golaha Mustaqbalka ‘afgembi ku eedeeyay Xasan’ kadib tallaabadii uu ku beegsaday…
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiXubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, iyagoo ku eedeeyay madaxweynaha Xasan Sheekh afgembi kadib markii uu xilka ka qaaday guddoomiyaha Maxkamadda Sare.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Xoghayaha Golaha Mustaqbalka, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo ka hadlay shirka jaraa’id ayaa faah-faahiyay bayaankooda, isaga oo sheegay in beegsiga madaxweyne Xasan Sheekh ee Maxkamadda Sare ay u arkaan afgembi iyo duulaan cad, sida uu hadalka u dhigay.
- “Golaha Mustaqbalka wuxuu cambaareynayaa duullaanka iyo afgebiga uu madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ku qabsaday Maxkamadda Sare iyo baacsiga ay ku hayaan guddoomiyaha iyo garsooreyaasha Maxkamadd Sare ee dalka,” ayuu yiri Koofi.
- Sidoo kale, wuxuu intaas ku daray in ka gole ahaan ay soo dhaweynayaan xukunka ay soo saartay maxkamadda ee ku aadan in muddo xileedkii uu ka dhamaaday hay’adaha dowladda, sidaas darteedna la qabto doorasho ay heshiis ku yihiin dhinacyada siyaasadda oo dhan.
- “Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu soo dhaweynayaa xukunka Maxkamadda Sare ee dalka, kaas oo go’aamiyay in baarlamaanka, madaxweynaha iyo xukuumaddu ay muddo dhaaf yihiin, dalkana dooraso heshiis lagu yahay looga qabto muddo 90 maalmood gudahood ah,” ayuu mar kale yiri Xoghayaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu iftiiminayaa khilaaf siyaasadeed oo muhiim ah oo ka jira Soomaaliya, taasoo saameyn ku yeelan karta xasiloonida dowladda iyo habka doorashada.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Golaha Mustaqbalka u arkaan afgembi?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Xasan Sheekh afgembi kadib markii uu xilka ka qaaday guddoomiyaha Maxkamadda Sare.
- Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu soo dhaweynayaa xukunka Maxkamadda Sare ee dalka, kaas oo go’aamiyay in baarlamaanka, madaxweynaha iyo xukuumaddu ay muddo dhaaf yihiin, dalkana dooraso heshiis lagu yahay looga qabto muddo 90 maalmood
- Golaha Mustaqbalka ayaa shacabka ku baraarujiyay halis ay sheegeen in xilligan uu wajahayo dalka, ayna ka dhalatay khilaafka taagan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo galabta shir jaraa’id ku qabtay gudaha magaalada Muqdisho ayaa bayaan culus kasoo saaray xaaladihii ugu dambeeyay, gaar ahaan tallaabooyinkii uu qaaday madaxweynaha, gaar ahaan xilka qaadista guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Mudane Baashe Axmed Yuusuf.
Xoghayaha Golaha Mustaqbalka, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo ka hadlay shirka jaraa’id ayaa faah-faahiyay bayaankooda, isaga oo sheegay in beegsiga madaxweyne Xasan Sheekh ee Maxkamadda Sare ay u arkaan afgembi iyo duulaan cad, sida uu hadalka u dhigay.
“Golaha Mustaqbalka wuxuu cambaareynayaa duullaanka iyo afgebiga uu madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ku qabsaday Maxkamadda Sare iyo baacsiga ay ku hayaan guddoomiyaha iyo garsooreyaasha Maxkamadd Sare ee dalka,” ayuu yiri Koofi.
Sidoo kale, wuxuu intaas ku daray in ka gole ahaan ay soo dhaweynayaan xukunka ay soo saartay maxkamadda ee ku aadan in muddo xileedkii uu ka dhamaaday hay’adaha dowladda, sidaas darteedna la qabto doorasho ay heshiis ku yihiin dhinacyada siyaasadda oo dhan.
“Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu soo dhaweynayaa xukunka Maxkamadda Sare ee dalka, kaas oo go’aamiyay in baarlamaanka, madaxweynaha iyo xukuumaddu ay muddo dhaaf yihiin, dalkana dooraso heshiis lagu yahay looga qabto muddo 90 maalmood gudahood ah,” ayuu mar kale yiri Xoghayaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed.
Waxaa kale oo goluh carrabka ku dhuftay in in tallaabada ay qaaday maxkamaddu ay u arkaa fursad muhiim ah oo lagu soo afjari karo khilaafka siyaasadeed iyo hubanti la’aanta ka haatan qabsoomidda doorashooyinka heer federaal ee dalka.
Ugu dameyn, Golaha Mustaqbalka ayaa shacabka ku baraarujiyay halis ay sheegeen in xilligan uu wajahayo dalka, ayna ka dhalatay khilaafka taagan, iyaga oo xusay in mas’uuliyadda uu qaadi madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Soomaaliya ayaa haatan ku jirta marxalad xasaasi ah, iyadoo isha lagu wada hayo natiijada kasoo baxda gogosha uu mar kale dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo oo casuumay Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo Qaran, iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si ay uga qaybgalaan gogol wadatashi Qaran oo ka furmi doonta Muqdisho 14-18 Nofeembar 2026.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, iyagoo ku eedeeyay madaxweynaha Xasan Sheekh afgembi kadib markii uu xilka ka qaaday guddoomiyaha Maxkamadda Sare.
Qodobada muhiimka ah
- Xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Xasan Sheekh afgembi kadib markii uu xilka ka qaaday guddoomiyaha Maxkamadda Sare.
- Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu soo dhaweynayaa xukunka Maxkamadda Sare ee dalka, kaas oo go’aamiyay in baarlamaanka, madaxweynaha iyo xukuumaddu ay muddo dhaaf yihiin, dalkana dooraso heshiis lagu yahay looga qabto muddo 90 maalmood
- Golaha Mustaqbalka ayaa shacabka ku baraarujiyay halis ay sheegeen in xilligan uu wajahayo dalka, ayna ka dhalatay khilaafka taagan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha madaxweynaha Xasan Sheekh ama maamulka uu hoggaamiyo.
- Eedeymaha Golaha Mustaqbalka ma ahan kuwo si madax-bannaan loo xaqiijiyay.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan xaaladda siyaasadeed ama jawaabaha ka imaanaya dhinacyada kale ee siyaasadda.
Gunaanadka akhristaha
Eedeymaha Golaha Mustaqbalka ee ka dhanka ah madaxweynaha Xasan Sheekh waxay muujinayaan xoojinta khilaafaadka siyaasadeed ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Golaha Mustaqbalka u arkaan afgembi?
- Sidee ayey dowladda uga jawaabi doontaa eedeymaha Golaha Mustaqbalka?
- Maxay yihiin saamaynta xukunka maxkamadda ee doorashooyinka soo socda?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu iftiiminayaa khilaaf siyaasadeed oo muhiim ah oo ka jira Soomaaliya, taasoo saameyn ku yeelan karta xasiloonida dowladda iyo habka doorashada.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · mustaqbalka · golaha · beegsaday