Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay Saddexdii Xubnood ee Ka Dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed
Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Guddiga ayaa sheegay in xubnahan lagu doortay hannaan waafaqsan shuruucda iyo habraacyada doorashooyinka, iyadoo dhameystirka kuraastan uu qeyb ka yahay dadaallada lagu soo gabagabeynayo dhismaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbe
Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Guddiga ayaa sheegay in xubnahan lagu doortay hannaan waafaqsan shuruucda iyo habraacyada doorashooyinka, iyadoo dhameystirka kuraastan uu qeyb ka yahay dadaallada lagu soo gabagabeynayo dhismaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed.
Shaacinta xubnahan ayaa dhameystireysa tirada xubnaha Golaha Wakiillada, taasoo gogol xaar u noqoneysa tallaabooyinka xiga ee la xiriira howlaha dowlad-dhiska iyo maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan