Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ka Qaybgalay Xuska 9 Sano Guuradii Ka soo Wareegtay Qaraxii Soobe
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiGuddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay dadkii Soomaaliyeed ee ku naf waayay qaraxii 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Munaasabadda ayaa lagu xusuustay dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay qaraxii oo ay mas’uuliyiintu ku tilmaameen weerar argagixiso oo ay Khawaarijtu ka geysteen goobtaasi, kaas oo sababay khasaare naf iyo maalba leh.
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in 14-ka Oktoobar ay tahay maalin murugo iyo tiiraanyo ku reebtay shacabka Soomaaliyeed, xusuusteeduna aanay ka go’i doonin quluubta dadka Soomaaliyeed.
- Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sidoo kale Alle uga baryay dadkii ku dhintay qaraxaasi inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, eheladoodana uu ka siiyo samir iyo iimaan.
- Xuskan ayaa qayb ka ah munaasabadaha loogu ducaynayo dadkii ku waxyeelloobay qaraxii Soobe, islamarkaana lagu xusuusanayo dhibaatadii uu dalka u geystay iyo xanuunka ay weli la nool yihiin qoysaskii ay musiibadu saamaysay.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadayo si looga hortago weerarada mustaqbalka?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- qaraxii ayaa ay mas’uuliyiintu ku tilmaameen weerar argagixiso oo ay Khawaarijtu ka geysteen goobtaasi.
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in 14-ka Oktoobar ay tahay maalin murugo iyo tiiraanyo ku reebtay shacabka Soomaaliyeed.
- Xuskan ayaa qayb ka ah munaasabadaha loogu ducaynayo dadkii ku waxyeelloobay qaraxii Soobe.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay dadkii Soomaaliyeed ee ku naf waayay qaraxii 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.
Munaasabadda ayaa lagu xusuustay dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay qaraxii oo ay mas’uuliyiintu ku tilmaameen weerar argagixiso oo ay Khawaarijtu ka geysteen goobtaasi, kaas oo sababay khasaare naf iyo maalba leh.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in 14-ka Oktoobar ay tahay maalin murugo iyo tiiraanyo ku reebtay shacabka Soomaaliyeed, xusuusteeduna aanay ka go’i doonin quluubta dadka Soomaaliyeed. Waxa uu xusay in qaraxaasi uu ahaa dhacdo naxdin leh oo lagu laayay boqollaal muwaadiniin ah oo aan waxba galabsan.
Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sidoo kale Alle uga baryay dadkii ku dhintay qaraxaasi inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, eheladoodana uu ka siiyo samir iyo iimaan.
Xuskan ayaa qayb ka ah munaasabadaha loogu ducaynayo dadkii ku waxyeelloobay qaraxii Soobe, islamarkaana lagu xusuusanayo dhibaatadii uu dalka u geystay iyo xanuunka ay weli la nool yihiin qoysaskii ay musiibadu saamaysay.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay dadkii Soomaaliyeed ee ku naf waayay qaraxii 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay dadkii Soomaaliyeed ee ku naf waayay qaraxii 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.
- qaraxii ayaa ay mas’uuliyiintu ku tilmaameen weerar argagixiso oo ay Khawaarijtu ka geysteen goobtaasi.
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in 14-ka Oktoobar ay tahay maalin murugo iyo tiiraanyo ku reebtay shacabka Soomaaliyeed.
- Xuskan ayaa qayb ka ah munaasabadaha loogu ducaynayo dadkii ku waxyeelloobay qaraxii Soobe.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan qaraxa.
- Tirakoobka khasaare iyo faahfaahinta qaraxa lama xaqiijin madax-bannaan.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka yimid mas'uuliyiinta iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Munaasabaddan waxay muujinaysaa xusuusta iyo murugada sii socota ee ku saabsan dhibbanayaasha qaraxii Soobe.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadayo si looga hortago weerarada mustaqbalka?
- Sidee loo taageerayaa qoysaska dhibbanayaasha?
- Maxay tahay xaaladda amniga ee aagga?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · guddoomiyaha · qaraxii · qaybgalay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada