Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay mas’uul ka tirsan UNESCWA si looga wada shaqeeyo la tacaalidda saameynta isbeddelka cimilada
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Ms.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada hay’adood, gaar ahaan horumarinta nidaamyada digniinaha hore, wadaagista xogaha la xiriira saadaasha iyo isbeddelka cimilada, iyo kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha Hay’adda SoDMA.
- Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii loo diyaarin lahaa qorshe mideysan oo lagu xoojinayo awoodda Soomaaliya ee ka hortagga iyo wax ka qabashada saameynta isbeddelka cimilada, gaar ahaan abaaraha iyo fatahaadaha soo noqnoqda ee dalka.
- Waxaa kulanka lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay helitaanka xogaha cimilada oo sax ah iyo nidaamyo digniin hore oo wax ku ool ah, kuwaas oo bulshada iyo hay’adaha dowladda ka caawin kara inay si wanaagsan ugu diyaar garoobaan khataraha dabiiciga ah, isla markaana yareeyaan khasaaraha ka dhasha musiibooyinka.
- Carol Chouchani Cherfane, Agaasimaha Xarunta Carabta ee Siyaasadda Isbeddelka Cimilada, ahna Hoggaamiyaha Kooxda Isbeddelka Cimilada iyo Ilaalinta Khayraadka Dabiiciga ah ee UNESCWA.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono ka dib kulankan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Ms. Carol Chouchani Cherfane, Agaasimaha Xarunta Carabta ee Siyaasadda Isbeddelka Cimilada, si looga wada shaqeeyo
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada hay’adood, gaar ahaan horumarinta nidaamyada digniinaha hore, wadaagista xogaha la xiriira saadaasha iyo isbeddelka cimilada.
- Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii loo diyaarin lahaa qorshe mideysan oo lagu xoojinayo awoodda Soomaaliya ee ka hortagga iyo wax ka qabashada saameynta isbeddelka cimilada, gaar ahaan abaaraha iyo fatahaadaha soo noqnoqda e
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Antalya, Turkiga – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga kulan kula yeeshay Ms. Carol Chouchani Cherfane, Agaasimaha Xarunta Carabta ee Siyaasadda Isbeddelka Cimilada, ahna Hoggaamiyaha Kooxda Isbeddelka Cimilada iyo Ilaalinta Khayraadka Dabiiciga ah ee UNESCWA.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada hay’adood, gaar ahaan horumarinta nidaamyada digniinaha hore, wadaagista xogaha la xiriira saadaasha iyo isbeddelka cimilada, iyo kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha Hay’adda SoDMA.
Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii loo diyaarin lahaa qorshe mideysan oo lagu xoojinayo awoodda Soomaaliya ee ka hortagga iyo wax ka qabashada saameynta isbeddelka cimilada, gaar ahaan abaaraha iyo fatahaadaha soo noqnoqda ee dalka.
Waxaa kulanka lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay helitaanka xogaha cimilada oo sax ah iyo nidaamyo digniin hore oo wax ku ool ah, kuwaas oo bulshada iyo hay’adaha dowladda ka caawin kara inay si wanaagsan ugu diyaar garoobaan khataraha dabiiciga ah, isla markaana yareeyaan khasaaraha ka dhasha musiibooyinka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Ms. Carol Chouchani Cherfane oo ka tirsan UNESCWA magaalada Antalya, Turkiga, si looga wada hadlo iskaashiga la tacaalidda saameynta isbeddelka cimilada.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Ms. Carol Chouchani Cherfane, Agaasimaha Xarunta Carabta ee Siyaasadda Isbeddelka Cimilada, si looga wada shaqeeyo
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada hay’adood, gaar ahaan horumarinta nidaamyada digniinaha hore, wadaagista xogaha la xiriira saadaasha iyo isbeddelka cimilada.
- Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii loo diyaarin lahaa qorshe mideysan oo lagu xoojinayo awoodda Soomaaliya ee ka hortagga iyo wax ka qabashada saameynta isbeddelka cimilada, gaar ahaan abaaraha iyo fatahaadaha soo noqnoqda e
- Waxaa kulanka lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay helitaanka xogaha cimilada oo sax ah iyo nidaamyo digniin hore oo wax ku ool ah, kuwaas oo bulshada iyo hay’adaha dowladda ka caawin kara inay si wanaagsan ugu diyaar garoobaan khataraha da
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ka imaanaya UNESCWA ama dhinacyada kale.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha kulanka la xiriira ma jiraan.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka ama heshiisyada gaarka ah ee kulanka lama xusin.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee lagu wajahayo saameynta isbeddelka cimilada ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono ka dib kulankan?
- Sidee loo hirgelin doonaa iskaashiga la sheegay?
- Waa maxay kheyraadka la siin doono si loo taageero hindisayaasha la wada hadlay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · sodma · yeeshay · unescwa
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada