Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Radio Dalsandiplomacy

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya Muqdisho, Soomaaliya – 14 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (The AI Summit Somalia 2026), oo ah madal heer qaran ah oo lagu gorfeynayo doorka Garaad Gacmeedku (Artificial Intelligence – AI) ku yeelan karo […] The post H

SO
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya
Sawir / xog muuqaal ah · Radio Dalsan

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya 14 Juun 2026.

Maxaa la shaaciyey

  1. Shirku wuxuu diiradda saarayaa doorka Garaad Gacmeedku ku leeyahay horumarinta adeegyada bulshada iyo dhaqaalaha Soomaaliya.
  2. Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed ayaa furay shirkan, isagoo xusay muhiimadda fursadaha Garaad Gacmeedku u leeyahay waxbarashada iyo hal-abuurka.
  3. Shirka waxaa ka qeybgalay masuuliyiin, jaamacadaha, cilmi-baarayaal, iyo ganacsato, iyadoo lagu falanqeynayo maamulka Garaad Gacmeedka.

Soomaaliya ay si istaraatiiji ah uga faa’iidaysato fursadaha uu bixinayo Garaad Gacmeedka si loo horumariyo waxbarashada, cilmi-baarista, hal-abuurka, iyo koboca dhaqaalaha aqoonta ku dhisan.

Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Dr. Maxamuud Maxamed Xasan (Harbi), Guddoomiyaha Jaamacadda Zamzam, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed +2
Muqdisho, Soomaaliya
2026-06-14

Sababta ay muhiim u tahay: Shirkan wuxuu muhiim u yahay in la fahmo sida Garaad Gacmeedku uu u saameyn karo horumarka bulshada iyo dhaqaalaha Soomaaliya.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Radio Dalsan

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – 14 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (The AI Summit Somalia 2026), oo ah madal heer qaran ah oo lagu gorfeynayo doorka Garaad Gacmeedku (Artificial Intelligence – AI) ku yeelan karo horumarinta adeegyada bulshada, kobcinta hal-abuurka, dardargelinta isbeddelka dhijitaalka ah, iyo horumarka dhaqan-dhaqaale ee Soomaaliya.

Shirkan oo soconaya muddo laba maalmood ah ayaa waxaa soo qabanqaabisay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Bulshada Garaad Gacmeedka Soomaaliya (AI Somalia Community), isla markaana si dhow ula shaqeysay Jaamacadda Zamzam iyo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (SNU), kuwaas oo si wadajir ah qeyb uga ahaa qabanqaabada shirkan.

Shirweynaha ayaa waxaa si rasmi ah u furay Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo khudbaddiisa ku xusay muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya ay si istaraatiiji ah uga faa’iidaysato fursadaha uu bixinayo Garaad Gacmeedka si loo horumariyo waxbarashada, cilmi-baarista, hal-abuurka, iyo koboca dhaqaalaha aqoonta ku dhisan.

Isha: Radio Dalsan. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Radio Dalsan
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliadiplomacydiplomacyqabatayhay
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.