Topic
Warkasta is tracking hay across 8 reports from 4 sources. Recent coverage touches adda, guddoomiyaha, and baladweyne, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay Hindise sharciyeedka Dhismaha Hayโadda Daklhiga Qaranka oo loo gudbiyay, waxaana u codeeyay 132 Xildhibaan, 7 ayaa diiday halka 3 ay ka aamuseen. Sharcigaan ayaa lagu dhisayaa Hayโadda Dakhliga Qaranka, waxaana Xildhibaannada looga mahadceliyay codayntooda iyo doodihii kala duwanaa ay sameeyeen Hind

Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu weheliyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Hirshabeelle, ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay u tageen dardargelinta howlaha gurmadka iyo diyaar-garowga khataraha fatahaadaha. Guddoomiyaha Hayโadda SoDMA iyo wafdigiisa

Baladweyne ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay u tageen dardargelinta howlaha gurmadka iyo diyaar-garowga khataraha fatahaadaha. Guddoomiyaha Hayโadda SoDM

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh), oo uu wehliyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Mudane Sadaad Maxamed Nuur Aliyow. ayaa Maanta booqasho ku yimid Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah, waxaana Xarunta ku qaabilay Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle. Ku

Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hayโadda ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta labada dhinac, is-dhaafsiga xogta iyo xaaladda baniโaadannimo ee dalka, gaar ahaan duruufaha ay wajahayaan dadka nugul ee

Maareeyaha Guud ee Hayโadda Duulista Rayidka oo Warbixin ka jeediyay kulan Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Maareeyaha Guud ee Hayโadda Duulista Rayidka oo Warbixin ka jeediyay kulan Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha โ SONNA Maareeyaha Guud ee Hayโadda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Mudane Ahmed Moallin Hassan ayaa Warbixin ka jeediyay kulan ay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horu

Puntland ayaa sheegtay in ay hayโadaha gargaarka ka joojisay deegaannadeeda, iyada oo ku eedeysay in ay ku milmeen siyaasadda Soomaaliya,โฆ Sii akhri

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Farah Sheekh Cabdulqaadir, oo booqasho ku jooga dalka Thailand, ayaa kulan la qaatay Madaxa Hayโadda Iskaashiga Caalamiga ah ee Thailand (Thailand International Cooperation Agency โ TICA), Mudane Chulvat Narinthrangura, iyo masโuuliyiin kale oo ka socday hayโadaha u qaabilsan horumarinta iyo is