Hirshabeelle oo Sheegtay in Rag Hubeysan oo Rasaas ku Furay Diyaarad Qaramada Midoobay leedahay oo ku sugnayd Garoonka Beledweyne
Qoraalka asalka ah ayaa muuqda inta turjumaaddu diyaar noqonayso.

Qodobbada warbixinta
Warbixin English asal ah
Isha asalka ahQoraalka asalka ah
Arbaco 25 Nov 2026 {HMC} Hirshabeelle ayaa sheegtay in rag hubeysan oo ku sugan gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Beledweyne ay galabtii Arbacada ahayd rasaas ku fureen diyaarad qumaatiga u kacda oo ay leedahay Qaramada Midoobay. Xabbaduhu waxay ku dhaceen garbaha diyaaradda, sida ay sheegtay Wasaaradda Gaadiidka Hirshabeelle.
Sida ku qoran war ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Hirshabeelle, diyaaraddu waxay ku sugneyd xerada Qaramada Midoobay ee Ceel-Jaalle, oo ku taalla gudaha xayndaabka garoonka Ugaas Khaliif.
“”Sida aan ka digeeynay, maleeshiyaadka ku jiro xeyndaabka garoonka Ugaas Khaliif ayaa galabta rasaas ku weeraray mid ka mid diyaaraddaha qumaatiga u kaco ee Qaramada Midoobe (UN) oo ku sugneyd xerada UN-ka ee Ceel-Jaalle, xabaddaha ayaa ku dhacay garbaha,” ayuu yiri Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hirshabeelle, Faarax Maxamed Cusmaan.
Wasaaraddu ma aysan sheegin in qasaaro dhaawac ama dhimasho.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Hirshabeelle ayaa sheegtay in rag hubeysan ay rasaas ku fureen diyaarad Qaramada Midoobay ah oo ku sugnayd garoonka Beledweyne 25ka Noofambar 2026. Xabbaduhu waxay ku dhaceen garbaha diyaaradda.
Qodobada muhiimka ah
- Rag hubeysan ayaa rasaas ku furay diyaarad Qaramada Midoobay ah oo ku sugnayd garoonka Beledweyne.
- Xabbaduhu waxay ku dhaceen garbaha diyaaradda.
- Diyaaraddu waxay ku sugneyd xerada Qaramada Midoobay ee Ceel-Jaalle.
- Wasaaraddu ma aysan sheegin in qasaaro dhaawac ama dhimasho.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka soo baxay Hirshabeelle iyo Wasaaradda Gaadiidka.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan dhacdada.
- Maqaalku ma xusin wax jawaab ah oo ka timid ragga hubeysan ee ku lugta leh.
Gunaanadka akhristaha
Dhacdadu waxay muujinaysaa caqabadaha amni ee sii socda ee gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxaa sababay in ragga hubeysan ay rasaas ku furaan diyaaradda?
- Ma jiray shaqaale ku sugnaa diyaaradda waqtiga dhacdada?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadi doono si loo hubiyo amniga howlaha Qaramada Midoobay ee aagga?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · rasaas · hubeysan · qaramada
Sii akhri
- DF iyo HirShabelle oo ku dhawaaqay xirista garoonka diyaaradaha Beledweyne kadib markii…
Caasimada Online
- Muwaadin u Sacuudiyaan ah oo koox hubeysan ay ku afduubatay dalka…
Caasimada Online
- Dowladda Soomaaliya iyo Hirshabeelle oo xiray garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne
Hiiraanweyn