Hogaamiye Aadan Madoobe oo Hambalyo u Diray Hoggaanka Cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiSheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug, oo maanta lagu doortay magaalada Dhuusamareeb.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Hoggaamiyaha ayaa mas’uuliyiinta cusub ugu hambalyeeyay kalsoonida ay ka heleen Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowladda Galmudug, isaga oo u rajeeyay in ay si hufan, xilkasnimo iyo cadaalad leh u gutaan waajibaadka dastuuriga ah ee loo igmaday.
- Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Hogaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa xusay muhiimadda ay leedahay in hoggaanka cusub uu door muuqda ka qaato xoojinta dowladnimada, dimoqraadiyadda, wada-shaqeynta hay’adaha dowladda iyo horumarinta adeegyada bulshada, isaga oo carrabka ku adkeeyay in Golaha Wakiilladu yahay hay’ad muhiim u ah matalaadda shacabka, ilaalinta shuruucda iyo horumarinta maamulka dowladnimo ee Galmudug.
- Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa sido kale u rajeeyay Guddoonka cusub guul iyo horumar ku aaddan gudashada waajibaadkooda shaqo, isaga oo muujiyay rajada laga qabo in doorashadani ay sii xoojiso hannaanka dowlad-dhiska, xasilloonida siyaasadeed iyo horumarka guud ee Dowladda Galmudug.
- Notify me of follow-up comments by email.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin qorshayaasha gaarka ah ee mas'uuliyiinta cusub u hayaan Galmudug?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug.
- Mas’uuliyiinta cusub ayaa maanta lagu doortay magaalada Dhuusamareeb.
- Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xusay muhiimadda ay leedahay in hoggaanka cusub uu door muuqda ka qaato xoojinta dowladnimada, dimoqraadiyadda.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Axad 18 Oct 2026 {HMC} Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowladda Galmudug, Mudane Xuseen Maxamed Nuur, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cabdulqaadir Axmed Cali Quuri, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad, Mudane Mursal Cabdi Aadan, kuwaas oo maanta lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowladda Galmudug.
Hoggaamiyaha ayaa mas’uuliyiinta cusub ugu hambalyeeyay kalsoonida ay ka heleen Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowladda Galmudug, isaga oo u rajeeyay in ay si hufan, xilkasnimo iyo cadaalad leh u gutaan waajibaadka dastuuriga ah ee loo igmaday.
Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Hogaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa xusay muhiimadda ay leedahay in hoggaanka cusub uu door muuqda ka qaato xoojinta dowladnimada, dimoqraadiyadda, wada-shaqeynta hay’adaha dowladda iyo horumarinta adeegyada bulshada, isaga oo carrabka ku adkeeyay in Golaha Wakiilladu yahay hay’ad muhiim u ah matalaadda shacabka, ilaalinta shuruucda iyo horumarinta maamulka dowladnimo ee Galmudug.
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa sido kale u rajeeyay Guddoonka cusub guul iyo horumar ku aaddan gudashada waajibaadkooda shaqo, isaga oo muujiyay rajada laga qabo in doorashadani ay sii xoojiso hannaanka dowlad-dhiska, xasilloonida siyaasadeed iyo horumarka guud ee Dowladda Galmudug.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug, oo maanta lagu doortay magaalada Dhuusamareeb.
Qodobada muhiimka ah
- Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug.
- Mas’uuliyiinta cusub ayaa maanta lagu doortay magaalada Dhuusamareeb.
- Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xusay muhiimadda ay leedahay in hoggaanka cusub uu door muuqda ka qaato xoojinta dowladnimada, dimoqraadiyadda.
- Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa sido kale u rajeeyay Guddoonka cusub guul iyo horumar ku aaddan gudashada waajibaadkooda shaqo.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ka imaanaya mas'uuliyiinta cusub ee la doortay.
- Eedeymaha ku saabsan muhiimadda hoggaanka cusub waxaa lagu xiraa Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan habka doorashada.
Gunaanadka akhristaha
Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa muujiyay taageerada uu u hayo hoggaanka cusub ee Golaha Wakiillada Galmudug.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin qorshayaasha gaarka ah ee mas'uuliyiinta cusub u hayaan Galmudug?
- Sidee ayay hoggaanka cusub u wajahaan caqabadaha hadda jira ee maamulka?
- Immisa ayaa ka qayb qaatay doorashada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · golaha · galmudug · wakiillada