Topic
Warkasta is tracking golaha across 15 reports from 6 sources. Recent coverage touches mustaqbalka, puntland, and shacabka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Aqalka Sare ee BJFS,Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada Aqalka Sare oo ajandihiisu ahaa ka doodista qorshe-howleedka Golaha iyo Guddiyada ee Kalfadhiga 8-aad. Ugu horreyn Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare Mudane Cabdinaasir Ibraa

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay 4 xubnood oo Golaha Sare ee Garsoorka ku soo biiraya, isagoo sidoo kale magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Tacliinta Sare. The post Golaha Wasiirrada oo ansixiyay magacaabista 4 xubnood oo Garsoorka Sare first appeared on Radio Dalsan .

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka qeybgalay kal fadhiga 1-aad kulankiisa 5-aad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa codsaday in la ansaxiyo lana dhaariyo xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee dhowaan uu magacaabay. Golaha Wakiilada Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa cod aqlabiy

War-saxaafadeedkan oo ka soo baxay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si weyn loogu hambalyeeyey ugu horrayn shacabka…

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta guddoomiyay shir ay yeesheen golaha wasiirrada, kaas oo lagu faahfaahiyay war-saxaafadeed ka soo… Sii akhri

adaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Puntland,…

MUQDISHO – Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan aan caadi ahayn, kaas oo ajandihiisu ahaa xil wareejinta guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo dhowaan loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Aadan Madoob

Jun 20 (Jowhar)-Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed uu maanta soo saaray ku sheegay inuu taageerayo hannaanka doorasho ee ku-meel-gaarka ah (Transitional Direct Elections Model), isagoo ku tilmaamay waddo lagu gaari karo xasillooni siyaasadeed iyo heshiis loo dhan yahay oo dalka ka hirgala. Warsaxaafadeed uu soo saaray goluhu ayaa wuxuu ku shaaciyay inuu diyaar u yahay […]

MUQDISHO – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ansixiyey hannaan doorasho oo cusub, kaas oo looga gol leeyahay in dalka looga saaro marxaladda kala-guurka ah, loona horseedo nidaam doorasho oo xasilloon, loo dhan yahay, hufan, isla markaana leh sharciyad siyaasadeed oo lagu wada qanco. War-saxaafadeed uu soo saaray Golaha ayaa lagu sheegay in go’aankan uu ku […]

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay inuu ansixiyey hannaan doorasho toos ah oo xilliga kala guurka…

Jun 20 (Jowhar)-Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan aan caadi ahayn, kaas oo ajandihiisu ahaa xil wareejinta guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo dhowaan loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Hogaamiyaha Koofurgalbeed Sheekh Aadan

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa shir-guddoomiyay fadhigii 4-aad ee kal-fadhiga 58-aad ee…

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa soo bandhigaya hannaan doorasho oo cusub, kaas oo ku saleysan Dastuurkii Kumeel-gaarka…

Jun 15 (Jowhar)-Golaha la magac baxay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa magacaabay guddi farsam ayaa magacaabay guddi farsamo oo loo xil saaray qorshe la doonayo in lagu bilaabo wadahadal rasmi ah oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka siyaasadeed. Xubnaha guddiga waxaa ay isugu jiraan qaar metelaya Madaxda maamulada Puntland Iyo Jubbaland Iyo siyaasiyiinta mucaaradka [R

Doorashadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee ay ku guuleysteen dhinacyada taageersan Villa Somalia ayaa durba indhaha u…