Howlgalka Danab ee Leego oo Lagu Dilay 21 Xubnood oo Al-Shabaab ah
Waxa dhacay
Hal il · Hiiraanweyn
Ciidanka Gaarka ah ee Kumaandooska Danab ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay dhanka koonfureed ee deegaanka Leego gobolka Baay kaas oo lagu beegsaday fariisimo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta, taasoo keentay dhimashada 21 xubnood oo ka tirsan kooxda.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Howlgalkan oo ay Ciidanka Danab ka fuliyeen iyagoo kaashanaya saaxiibada dowladda Mareykanka oo aaggaas ka fuliyay dhowr duqeyn oo dhinaca cirka ah ayaa lagu dilay 21 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta Al-Shabaab.
- Sidookale howlgalka ayaa lagu burburiyay fariisimihii iyo godadkii ay kooxda Khawaarijtu ka qotay goobta kuwaas oo ay u adeegsan jireen gabbaad iyo difaac.
- Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa sii wadi doona howlgallada lagu xaqiijinayo amniga laguna wiiqaaya kooxda Khawaarijta.
- Notify me of follow-up comments by email.
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay hababka gaarka ah ee loo adeegsaday howlgalka?
Waxaad akhrinaysaa turjumaadda Soomaaliga.

Qodobbada warbixinta
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · English
English · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Turjumaadda akhriska: Soomaali
jimo 20 Nov 2026 {HMC} Ciidanka Gaarka ah ee Kumaandooska Danab ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay dhanka koonfureed ee deegaanka Leego gobolka Baay kaas oo lagu beegsaday fariisimo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta.
Howlgalkan oo ay Ciidanka Danab ka fuliyeen iyagoo kaashanaya saaxiibada dowladda Mareykanka oo aaggaas ka fuliyay dhowr duqeyn oo dhinaca cirka ah ayaa lagu dilay 21 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta Al-Shabaab.
Sidookale howlgalka ayaa lagu burburiyay fariisimihii iyo godadkii ay kooxda Khawaarijtu ka qotay goobta kuwaas oo ay u adeegsan jireen gabbaad iyo difaac.
Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa sii wadi doona howlgallada lagu xaqiijinayo amniga laguna wiiqaaya kooxda Khawaarijta.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ciidanka Gaarka ah ee Kumaandooska Danab ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay dhanka koonfureed ee deegaanka Leego gobolka Baay kaas oo lagu beegsaday fariisimo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta, taasoo keentay dhimashada 21 xubnood oo ka tirsan kooxda.
Qodobada muhiimka ah
- Ciidanka Gaarka ah ee Kumaandooska Danab ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay dhanka koonfureed ee deegaanka Leego gobolka Baay kaas oo lagu beegsaday fariisimo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta.
- 21 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgalka.
- Howlgalka ayaa lagu burburiyay fariisimihii iyo godadkii ay kooxda Khawaarijtu ka qotay goobta kuwaas oo ay u adeegsan jireen gabbaad iyo difaac.
- Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa sii wadi doona howlgallada lagu xaqiijinayo amniga laguna wiiqaaya kooxda Khawaarijta.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tirada khasaare.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid Al-Shabaab oo ku saabsan howlgalka.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay eedeymo ay soo bandhigeen Ciidanka Danab iyada oo aan la xaqiijin dibadda.
Gunaanadka akhristaha
Howlgalka ay fuliyeen Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa keentay khasaare weyn oo la sheegay in uu soo gaaray Al-Shabaab.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay hababka gaarka ah ee loo adeegsaday howlgalka?
- Ma jiraan wax khasaare ah oo ka dhashay howlgalka ama saameyn ku yeelatay rayidka?
- Maxay noqon doonaan talaabooyinka xiga ee Ciidanka Kumaandooska Danab?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- English
- Xaaladda turjumaadda
- Turjumaad kaydsan ayaa luqaddan u diyaar ah
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · danab · leego
Sii akhri
- Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo ka geystay dhowr deegaan
Jowhar
- Hirshabelle ayaa mamnuucday dadka hubaysan inay galaan garoonka diyaaradaha Beledweyne ka dib dagaallo dhimasho leh
Hiiraan Online
- Isutagga Imaaraatku Si Aamusnaan Ah Ayay U Dhisteen Laba Saldhig Oo Ku Yaalla Soomaaliya. Hadda Maraykanku Wuu Eegayaa
New York Times Somalia