Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo ka geystay dhowr deegaan
Waxa dhacay
Hal il · Jowhar
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay duqeymo cirka ah la sameysay Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyagoo bartilmaameedsanaya goobaha ay joogaan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab intii u dhaxaysay 13, 15 iyo 17-kii bishaan.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Dowladdu waxay sharraxday in duqeymahaan lagu bartilmaameedsaday goobo u dhow Leego,gaar ahaan waqooyi-galbeed,Yura Lafagari oo dhacda galbeedka Jilib iyo Jamaama waqooyi-bari ee Kismaayo.
- Dowladda Soomaaliya waxay xaqiijisay sii socoshada iskaashiga milatari ee u dhexeeya Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo AFRICOM ,si loo baacsado Al-Shabaab, iyadoo xustay in kooxdu ay khatar ku tahay amniga Soomaaliya, Mareykanka, iyo xasilloonida gobolka.
- Duqeyntaan cirka ah waxay qayb ka yihiin ololaha milatari ee ay dowladda Soomaaliya bilowday 2022-kii , iyadoo taageero ka heleysa Mareykanka iyo la-hawlgalayaasha caalamiga ah.
- Hawlgalladii ugu dambeeyay ayaa la sheegay in lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad kale oo ku dhuumaaleysanaayey dhulka howdka ah ee dhaca Sh/Hoose iyo Jubbooyinka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay tahay saameynta gaarka ah ee duqeymaha ku yeelanayaan howlaha Al-Shabaab?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay duqeymo cirka ah la sameysay Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyagoo bartilmaameedsanaya goobaha ay joogaan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab intii u dhaxaysay 13, 15 iyo 17-ki
- Duqeymahaan lagu bartilmaameedsaday goobo u dhow Leego, gaar ahaan waqooyi-galbeed, Yura Lafagari oo dhacda galbeedka Jilib iyo Jamaama waqooyi-bari ee Kismaayo.
- Dowladda Soomaaliya waxay xaqiijisay sii socoshada iskaashiga milatari ee u dhexeeya Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo AFRICOM, si loo baacsado Al-Shabaab.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo ka geystay dhowr deegaan
Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqday inay duqeymo cirka ah la sameysay Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyagoo bartilmaameedsanaya goobaha ay joogaan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab intii u dhaxaysay 13 , 15 iyo 17-kii bishaan.
Dowladdu waxay sharraxday in duqeymahaan lagu bartilmaameedsaday goobo u dhow Leego,gaar ahaan waqooyi-galbeed,Yura Lafagari oo dhacda galbeedka Jilib iyo Jamaama waqooyi-bari ee Kismaayo.
Dowladda Soomaaliya waxay xaqiijisay sii socoshada iskaashiga milatari ee u dhexeeya Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo AFRICOM ,si loo baacsado Al-Shabaab, iyadoo xustay in kooxdu ay khatar ku tahay amniga Soomaaliya, Mareykanka, iyo xasilloonida gobolka.
Duqeyntaan cirka ah waxay qayb ka yihiin ololaha milatari ee ay dowladda Soomaaliya bilowday 2022-kii , iyadoo taageero ka heleysa Mareykanka iyo la-hawlgalayaasha caalamiga ah.
Hawlgalladii ugu dambeeyay ayaa la sheegay in lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad kale oo ku dhuumaaleysanaayey dhulka howdka ah ee dhaca Sh/Hoose iyo Jubbooyinka.
Illaa hadda ma jiraan wax khasaaro ah oo soo gaaray dad rayid ah, mudadii ay socdeen howlgalladaasi lagu baacsasnaayey kooxaha nabad-diidka ah.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay duqeymo cirka ah la sameysay Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyagoo bartilmaameedsanaya goobaha ay joogaan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab intii u dhaxaysay 13, 15 iyo 17-kii bishaan.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay duqeymo cirka ah la sameysay Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyagoo bartilmaameedsanaya goobaha ay joogaan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab intii u dhaxaysay 13, 15 iyo 17-ki
- Duqeymahaan lagu bartilmaameedsaday goobo u dhow Leego, gaar ahaan waqooyi-galbeed, Yura Lafagari oo dhacda galbeedka Jilib iyo Jamaama waqooyi-bari ee Kismaayo.
- Dowladda Soomaaliya waxay xaqiijisay sii socoshada iskaashiga milatari ee u dhexeeya Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo AFRICOM, si loo baacsado Al-Shabaab.
- Hawlgalladii ugu dambeeyay ayaa la sheegay in lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad kale oo ku dhuumaaleysanaayey dhulka howdka ah ee dhaca Sh/Hoose iyo Jubbooyinka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la xiriira duqeymaha.
- Ma jiraan wax sheegaya khasaaro rayid ah inkastoo howlgallada la sameeyay.
- Maqaalku ma xusin jawaabaha Al-Shabaab ama dhinacyada kale.
Gunaanadka akhristaha
Dowladda Soomaaliya waxay si firfircoon u wado howlgal milatari oo ka dhan ah Al-Shabaab iyadoo taageero ka helaysa AFRICOM.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay tahay saameynta gaarka ah ee duqeymaha ku yeelanayaan howlaha Al-Shabaab?
- Ma jiraan warbixinno madax-bannaan oo xaqiijinaya natiijooyinka duqeymaha?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadayo si loo hubiyo badbaadada rayidka inta lagu jiro howlgaladan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · duqeymo · dowladda
Sii akhri
- Howlgalka Danab ee Leego oo Lagu Dilay 21 Xubnood oo Al-Shabaab ah
Hiiraanweyn
- Soomaaliya, EU waxay qabteen wada-hadal amni ka hor go'aanka Qaramada Midoobay ee hawlgalka Midowga Afrika
Shabelle Media
- Hirshabelle ayaa mamnuucday dadka hubaysan inay galaan garoonka diyaaradaha Beledweyne ka dib dagaallo dhimasho leh
Hiiraan Online