Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Iiraan iyo Cumaan oo heshiis ku gaaray in ay qaybsadaan maamulka iyo dhaqaalaha ka soo baxa marin-biyoodka Hormuz.
Arbaco 26 Aug 2026 {HMC} Iiraan iyo Cumaan ayaa maanta heshiis ku gaaray inay qaybsadaan maamulka iyo dhaqaalaha ka soo xaroonaya marin-biyoodka Hormuz, sida ay werisey Reuters oo xiganaysa sarkaal u hadlay ciidanka Iiraan. Lama soo bandhigin faahfaahinta heshiiska, sidoo kale dhinaca Cumaan kama soo bixin wax falcelin ah oo la xiriirta heshiiska la sheegay […] The post Iiraan iyo Cumaan oo
Iiraan iyo Cumaan ayaa heshiis ku gaaray inay qaybsadaan maamulka iyo dhaqaalaha ka soo xaroonaya marin-biyoodka Hormuz.
Maxaa la shaaciyey
- Heshiiska ayaa lagu sheegay in lacagta laga qaadayo maraakiibta adeegsanaya marin-biyoodka Hormuz ay qaybsan doonaan Iiraan iyo Cumaan.
- Faahfaahinta heshiiska lama soo bandhigin.
- Dhinaca Cumaan kama soo bixin wax falcelin ah oo la xiriirta heshiiska.
“sida ay werisey Reuters oo xiganaysa sarkaal u hadlay ciidanka Iiraan.”
Sababta ay muhiim u tahay: Heshiiskan wuxuu saameyn ku yeelan karaa dhaqaalaha iyo maamulka marin-biyoodka Hormuz, oo muhiim u ah ganacsiga caalamiga ah.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Arbaco 26 Aug 2026 {HMC} Iiraan iyo Cumaan ayaa maanta heshiis ku gaaray inay qaybsadaan maamulka iyo dhaqaalaha ka soo xaroonaya marin-biyoodka Hormuz, sida ay werisey Reuters oo xiganaysa sarkaal u hadlay ciidanka Iiraan.
Lama soo bandhigin faahfaahinta heshiiska, sidoo kale dhinaca Cumaan kama soo bixin wax falcelin ah oo la xiriirta heshiiska la sheegay in laga gaaray marinka Hormuz , oo dhigaya maraakiibta adeegsanayana in laga qaadayo lacag ay qaybsanayaan Iiraan iyo Cumaan.
The post Iiraan iyo Cumaan oo heshiis ku gaaray in ay qaybsadaan maamulka iyo dhaqaalaha ka soo baxa marin-biyoodka Hormuz. appeared first on HMC Somalia News .
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.