Topic
Warkasta is tracking iiraan across 9 reports from 3 sources. Recent coverage touches diplomacy, aaska, and badda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Khamiis 10, Sab 2026 {HMC} Xoghayaha ku-meelgaarka ah ee Ciidamada Badda Mareykanka, Hung Cao, ayaa xaqiijiyay in Iiraan ay si xun u burburisay saldhigga ugu weyn ee ciidanka badda Mareykanka ay ku lahaayeen Bariga Dhexe oo ku yaalay dalka Baxrayn, ka dib markii Iiraan ay joogteysay tan iyo 28 bishii Febraayo 2026, weerarrada ay ku […] The post Iiraan si xun u burburisay saldhigga ugu weyn e

Khamiis 10, Sab 2026 {HMC} Mareykanka ayaa ugu dambeyn maanta qirtay 8 diyaaradood oo F-15 iyo diyaarad wax basaasta oo ah A-10 Thunderbolt inay burbur iyo waxyeelo adeegga ka saaray ka soo gaareen weerarkii habeen hore Iiraan ku qaaday saldhigga uu Mareykanku adeegsado ee ku yaal dalka Jordan, iyadoo isku darka qiimaha diyaaradaha ay waxyeeladu […] The post Mareykanka oo qirtay in Iiraan ay

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Dowladda Iiraan ayaa shuruudaha ay dib ugu furayso marin-biyoodka Hormuz ku soo dartay joojinta weerarada ka dhanka ah Xuutiyiinta Yemen. Afhayeenka Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan, Jen.Xuseen Mohebi ayaa sida ay maanta baahisay wakaaladda waraka Iiraan ee Fars , wuxuu sheegay in shuruudaha Iiraan ee dib loogu furi karo Hormuz iyo […] The post Iiraan oo shuruudaha
Xiisadda u dhaxaysa Mareykanka iyo Iiraan ayaa sii xoogeysatay kadib markii Taliska Dhexe ee Ciidamada Mareykanka (CENTCOM) uu sheegay in ciidamada Mareykanku ay burburiyeen shan markab oo qaada saliidda ceyriin ee Iiraan, tallaabadaas oo lagu sheegay inay jawaab u tahay weerarro ay Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan (IRGC) isku dayeen inay ku qaadaan markab dagaal oo Mareykan ah.

Sabti, 29, August 2026 {HMC} Madaxweynaha Iran, Masoud Pezeshkian, ayaa Isniinta u safri doona magaalada Bishkek ee caasimadda Kyrgyzstan, si uu uga qayb galo shir madaxeedka labada maalmood soconaya ee Ururka Iskaashiga Shanghai. Shirka waxaa sidoo kale ka qayb geli doona Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi iyo Ra’iisul [

Arbaco 26 Aug 2026 {HMC} Iiraan iyo Cumaan ayaa maanta heshiis ku gaaray inay qaybsadaan maamulka iyo dhaqaalaha ka soo xaroonaya marin-biyoodka Hormuz, sida ay werisey Reuters oo xiganaysa sarkaal u hadlay ciidanka Iiraan. Lama soo bandhigin faahfaahinta heshiiska, sidoo kale dhinaca Cumaan kama soo bixin wax falcelin ah oo la xiriirta heshiiska la sheegay […] The post Iiraan iyo Cumaan oo

Axad 23 Aug 2026 {HMC} Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa ku dhawaaqday in ay guul wax-ku-ool ah ka gaartay horumarinta wax-soo-saarka dawooyinka iyo tignoolajiyada casriga ah ee xanuunka kansarka. Maaddaama ay saaran yihiin cunaqabataynno caalami ah, dalku wuxuu xoogga saaray in uu gudaha ku diyaariyo dawooyin u gaar ah oo ku dhisma tignoolajiyada unugyada […] The post Iiraan oo ku d

Jimco 21 Augs 2026 {HMC} Markabka ay shalay Gacanka Cadmeed kula wareegeen kooxo Soomaali ah ayaa hadda la sheegay inuu yahay markab xiriir la leh Iiraan oo si qarsoodi ah u qaadi jiray shidaalka Iiraan ee laga fogeynayo cunaqabateynta reer galbeedka, iyadoo markabkan oo lagu magacaabo SIBU 1 oo ku gooshayay calanka Eritrea, la sheegay […] The post Xuutiyiinta Yemen oo Weeraray Markab si qar

Mas'uuliyiin ka kala socda Shiinaha, Ruushka, Hindiya iyo dalal kale ayaa ku sugan Tehran iyadoo Iiraan ay isu diyaarinayso inay u baroordiiqdo Hoggaamiyihii Sare, kaasoo lagu dilay duqeyn cirka ah bilowgii duulaankii Mareykanka iyo Israa'iil ee ka dhanka ah Iiraan.